{"id":12737,"date":"2026-07-05T12:17:08","date_gmt":"2026-07-05T12:17:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12737"},"modified":"2026-07-05T12:17:08","modified_gmt":"2026-07-05T12:17:08","slug":"maamulka-puntland-oo-shuruud-ku-xiray-aqoonsiga-heshiis-kasta-oo-ay-wadagalaan-dfs-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12737","title":{"rendered":"Maamulka Puntland oo shuruud ku xiray aqoonsiga heshiis kasta oo ay wadagalaan DFS &#038; Turkiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}<\/strong>Maamulka Puntland ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn heshiis weliba oo ay wada galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Tukirga iyada oo aanay la wargelin sida lagu xusay warka kasoo baxay Maamulkaas.<\/p>\n<article id=\"post-111510\" class=\" post-details post-111510 post type-post status-publish format-standard has-post-thumbnail hentry category-wararka category-puntland\">\n<div class=\"post-body clearfix\">\n<div class=\"entry-content clearfix\">\n<p>Puntland ayaa sheegatay in ay si iskeed ah uga faa\u2019iidaysan karto Khayraatka ku jira Badda &amp; dhaqaalaha buluugga ah ee xeebaha maamulkaas, Badweynta Hindiya &amp; Gaanta Cadmeed oo dhererkoodu gaarayo ku dhawaad 1,600 oo Kiilomitirer sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa ku dooday in Qodobka 54aad ee Dastuurka Maamulkaas uu sidaas dhigayo, waxa uu kasoo horjeystay in shirkado iyo dowlado soo maray dhinaca Federaalka ay fuliyaan sahmin ama ka faa\u2019iidaysiga Khayraatka Buluugga ah.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cPuntland waxa ay caddaynaysaa in Dastuur ahaan ay awood u leedahay maamulidda, ilaalinta, Sahminta &amp; ka faa\u2019iidaysiga Khayraatkeeda sida ku xusan Qodobka 54aad ee Dastuurkeeda, waxa ay maamulaysaa Khayraatka Badda iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee xeebaha Puntland ee Badweynta Hindiya iyo Gacanta Cadmeed oo dhan 1,600 KM\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay Maamulka Puntland.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-111517\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1241px) 100vw, 1241px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1.jpg 1241w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1-724x1024.jpg 724w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1-768x1086.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-1-1086x1536.jpg 1086w\" alt=\"\" width=\"1241\" height=\"1755\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-111515\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1241px) 100vw, 1241px\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2.jpg 1241w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2-724x1024.jpg 724w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2-768x1086.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Qoraalka-Puntland-2-1086x1536.jpg 1086w\" alt=\"\" width=\"1241\" height=\"1755\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaaday tallaabooyin uu uga hor imaanayo heshiisyo Dowladda Federaalka ay gashay, sidoo kale waxa uu joojiyay wadashaqaynta Dowladda Dhexe halka uu is hor istaagay mashaariic loo waday deegaannada Maamulkiisa.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/article>\n<div class=\"author-box\">\n<div class=\"author-info\">\n<h4 class=\"author-name\"><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 05, Luulyo, 2026 {CBB}Maamulka Puntland ayaa sheegay in uusan aqoonsanayn heshiis weliba oo ay wada galaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Tukirga iyada oo aanay la wargelin sida lagu xusay warka kasoo baxay Maamulkaas. Puntland ayaa sheegatay in ay si iskeed ah uga faa\u2019iidaysan karto Khayraatka ku jira Badda &amp; dhaqaalaha buluugga ah ee xeebaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12738,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12739,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12737\/revisions\/12739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12738"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}