{"id":12844,"date":"2026-07-08T13:49:07","date_gmt":"2026-07-08T13:49:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12844"},"modified":"2026-07-09T13:51:24","modified_gmt":"2026-07-09T13:51:24","slug":"maraykanka-iiraan-oo-is-dhaafsaday-duqaymo-iyada-oo-laga-cabsi-qabo-inu-dagaal-dib-uga-qaraxo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12844","title":{"rendered":"Maraykanka &#038; Iiraan oo is dhaafsaday Duqaymo iyada oo laga cabsi qabo inu dagaal dib uga qaraxo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 8, July 2026 {CBB}<\/strong>Maraykanka ayaa duqeeyay saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Kacaanka Iiraan kaddib markii Washington ay ku doodday inay Tehran beegsatay Maraakiib shidaal oo ka gudbaysay Marinka Hormuz oo noqday kontorool ka gudubkiisu adkaaday.<\/p>\n<p>Iiraan oo jawaab ka bixinaysa weerarka Maraykanka ayaa beegsatay qaar kamid ah Saldhigyada uu ku leeyahay Bariga Dhexe iyada oo laga cabsi qabo in xiisaddaan cusub ay dib usoo cusboonaysiiso dagaalladii duqaymaha ahaa ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Washington ayaa ku hanjabtay in aanay gacmaha ka laaban doonnin tallaab weliba oo heshiis jebin ah oo dhinaca Iiraan ay qaaddo sida in ay beegsato Maraakiibta ka gudbaysa Marinka Hormuz, Saldhigyada uu ku leeyahay Dalalka Carabta &amp; Danihiisa kale.<\/p>\n<p>Tehran ayaa dhankeeda ku goodisay in ay dhulka dhigayso saldhigyada Maraykanka ee Dalalka Khaliijka maadaama Washington ay beegsatay goobo kala duwan oo dalkeeda kamid ah, waxaana ay digniin u dirtay dalalka martigeliyay ciidankaas.<\/p>\n<p>Tani waxaa loo arkaa tallaabo adkayn karta xiisadda Bariga Dhexe oo mararka qaar noqotay mid xasiloon inkasta oo aanay cabo buuran ku taagnayn oo waqti weliba uu dhinac kamid ah dhinacyadaan uu billaabi karo dagaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 8, July 2026 {CBB}Maraykanka ayaa duqeeyay saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Kacaanka Iiraan kaddib markii Washington ay ku doodday inay Tehran beegsatay Maraakiib shidaal oo ka gudbaysay Marinka Hormuz oo noqday kontorool ka gudubkiisu adkaaday. Iiraan oo jawaab ka bixinaysa weerarka Maraykanka ayaa beegsatay qaar kamid ah Saldhigyada uu ku leeyahay Bariga Dhexe iyada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12846,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12847,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12844\/revisions\/12847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}