{"id":12865,"date":"2026-07-09T14:16:22","date_gmt":"2026-07-09T14:16:22","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12865"},"modified":"2026-07-09T14:16:22","modified_gmt":"2026-07-09T14:16:22","slug":"sawiro-guddoomiyaha-golaha-wakiillada-koonfur-galbeed-oo-qaabilay-guddoomiye-ku-xigeenka-arrimaha-bulshada-degmada-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12865","title":{"rendered":"Sawiro;-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Oo Qaabilay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis\u00a0 9, July 2026 {CBB}<\/strong>Baydhabo, 9 Luulyo 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Wanlaweyn, Mudane Maxamed Cabdalle Ibraahim.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka ayaa ahaa mid lagu xoojinayay wada-shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo is-dhaafsiga xogaha muhiimka ah ee la xiriira horumarinta bulshada, maamulka deegaanka iyo dardargelinta adeegyada loo fidiyo shacabka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa bogaadiyay dadaallada ay maamulka Degmada Wanlaweyn ugu jiraan u adeegidda bulshada iyo horumarinta adeegyada aas-aasiga ah, isagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta ka dhaxaysa heerarka kala duwan ee dowladda.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Dhankiisa, Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Wanlaweyn, Mudane Maxamed Cabdalle Ibraahim, ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada soo dhaweynta diirran iyo talooyinka wax-ku-oolka ah ee uu la wadaagay, isagoo muujiyay sida ay uga go\u2019an tahay sii xoojinta adeegyada bulshada iyo horumarinta degmada.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad ku saabsan sii wadidda wada-shaqeynta iyo dadaallada lagu hormarinayo adeegyada iyo baahiyaha bulshada Degmada Wanlaweyn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12866\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-300x219.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"219\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-300x219.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-1024x746.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-768x560.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-576x420.jpg 576w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-640x466.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n-681x496.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742770928_1549877576821592_2231813559927299085_n.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12867\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-300x211.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"211\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-300x211.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-1024x719.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-768x539.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-598x420.jpg 598w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-640x449.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n-681x478.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/742001734_1549877520154931_2541679307197988605_n.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis\u00a0 9, July 2026 {CBB}Baydhabo, 9 Luulyo 2026: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Mahad Maxamed Sheekh Xasan, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Wanlaweyn, Mudane Maxamed Cabdalle Ibraahim. Kulanka ayaa ahaa mid lagu xoojinayay wada-shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo is-dhaafsiga xogaha muhiimka ah ee la xiriira horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12866,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12865","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12865"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12868,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12865\/revisions\/12868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}