{"id":12869,"date":"2026-07-09T14:19:25","date_gmt":"2026-07-09T14:19:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12869"},"modified":"2026-07-09T14:19:25","modified_gmt":"2026-07-09T14:19:25","slug":"kusimaha-guddoomiyaha-degmada-berdaale-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiin-ka-socotay-hayadda-gareedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12869","title":{"rendered":"Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Berdaale Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Socotay Hay&#8217;adda Gareedo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis\u00a0 9, July 2026 {CBB}<\/strong>Berdaale, 9 Luulyo 2026: Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Berdaale ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamed Isaaq Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay masuuliyiin ka socotay Hay&#8217;adda Gareedo oo booqasho shaqo ku yimid degmada Berdaale.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhibaatooyinka biyaha ee saameynta ku leh bulshada degmada iyo sidii loo xoojin lahaa dadaallada lagu yareynayo khataraha ka dhasha biyaha aan nadiifka ahayn.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Labada dhinac ayaa ka wada hadlay qorshayaal lagu horumarinayo wacyigelinta bulshada, kor u qaadista nadaafadda deegaanka iyo hirgelinta barnaamijyo wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo caafimaadka shacabka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Masuuliyiinta degmada Berdaale iyo Hay&#8217;adda Gareedo ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga ka dhexeeya maamulka degmada, hay&#8217;adaha samafalka iyo bulshada, si loo helo xalal waara oo wax looga qabanayo caqabadaha dhinaca biyaha iyo caafimaadka deegaanka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad ku saabsan sii wadidda wada-shaqeynta iyo dardargelinta dadaallada lagu horumarinayo adeegyada bulshada ee degmada Berdaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis\u00a0 9, July 2026 {CBB}Berdaale, 9 Luulyo 2026: Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Berdaale ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamed Isaaq Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay masuuliyiin ka socotay Hay&#8217;adda Gareedo oo booqasho shaqo ku yimid degmada Berdaale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhibaatooyinka biyaha ee saameynta ku leh bulshada degmada iyo sidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12872,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12869","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12869","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12869"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12869\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12874,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12869\/revisions\/12874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12869"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12869"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12869"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}