{"id":12879,"date":"2026-07-10T14:39:04","date_gmt":"2026-07-10T14:39:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12879"},"modified":"2026-07-10T14:39:04","modified_gmt":"2026-07-10T14:39:04","slug":"maxay-tahay-hanjabada-ay-iiraan-udirtay-imaaraatka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12879","title":{"rendered":"Maxay tahay hanjabada ay Iiraan udirtay Imaaraatka carabta?"},"content":{"rendered":"<p><strong>jimco 10 July 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Iiraan ayaa ku hanjabtay in ay beegsan doonto dhiggeeda Isutagga Imaaraatka Carabta iyada oo ku eedeysay in ay qayb ka tahay weerarradii dhowaan dalkeeda lagu qaaday ee Maraykanka uu sheegtay mas\u2019uuliyaddiisa.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku goodisay in ay qaadayso tallaabooyin militari oo ka dhan ah Isutagga Imaaraatka Carabta isla markaana ay ku noqon doonto dhacdo ay ka sheekeen doonto sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Xubin katirsan Guddiga Amniga Qaranka ee Baarlamaanka Iiraan oo lagu magacaabo Ismaaciil Kowasari ayaa sheegay in si toos ah ay u bartilmaameedsan doonnaan dalkaan horay u sheegay in uu duqaymo jawaab ah uu ku beegsaday Iiraan.<\/p>\n<p>Iiraan ayaa damacsan in ay Isutagga Imaaraatka Carabta ka beegsato Waddooyinka Tareennada ay maraan, Diyaaradaha, Xarumaha Ganacsiga, Shidaalka iyo meel weliba oo indho muhiim ah u ah Dalkaas carbeed sida xogaha la helayo ay sheegayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>jimco 10 July 2026 {CBB}Dowladda Iiraan ayaa ku hanjabtay in ay beegsan doonto dhiggeeda Isutagga Imaaraatka Carabta iyada oo ku eedeysay in ay qayb ka tahay weerarradii dhowaan dalkeeda lagu qaaday ee Maraykanka uu sheegtay mas\u2019uuliyaddiisa. Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku goodisay in ay qaadayso tallaabooyin militari oo ka dhan ah Isutagga Imaaraatka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12880,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12881,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12879\/revisions\/12881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}