{"id":12882,"date":"2026-07-10T14:40:24","date_gmt":"2026-07-10T14:40:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12882"},"modified":"2026-07-10T14:40:24","modified_gmt":"2026-07-10T14:40:24","slug":"garsoore-cumar-cartan-oo-gaaray-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12882","title":{"rendered":"Garsoore Cumar Cartan oo gaaray Jigjiga."},"content":{"rendered":"<p><strong>jimco 10 July 2026 {CBB}<\/strong>Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo maanta gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa soo dhaweyn sarraysa loogu sameeyay Magaaladaas Garsoorahaan heerka Caalami ee FIFA katirsan.<\/p>\n<p>Dadkii soo dhaweeyay Garoosaha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku dhiirragalinayaan si uu usii wato xirfaddiisa Garsoorenimo ee Kubadda Cagta, Cumar Cartan ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay.<\/p>\n<p>Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa horraantii June laga hor istaagay ka qaybgalka Koobka Adduunka 2026 isaga oo kamid ahaa Garsoorayaasha Hay\u2019adda Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ay soo xulatay, waxaana arrintaas ka dhalatay falcelin xooggan.<\/p>\n<p>Cartan ayaa markii uu dalka dib ugu soo laabtay la kulmay soo dhaweyn xooggan oo uga timid qaybaha kala duwan ee Bulshada, waxa uu dhinaca Dibadda lagu abaalmariyay in uu dhexdhexaadiyo kulamo caalami ah.<\/p>\n<p>Bisha soo socota waxa uu ku qoran yahay dhexdhexaadinta Kulanka UEFA SUPER CUP ee la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaystay Horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA CHAMPIONS LEAGUE iyo EUROPE LEAGE.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>jimco 10 July 2026 {CBB}Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo maanta gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa soo dhaweyn sarraysa loogu sameeyay Magaaladaas Garsoorahaan heerka Caalami ee FIFA katirsan. Dadkii soo dhaweeyay Garoosaha ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay ku dhiirragalinayaan si uu usii wato xirfaddiisa Garsoorenimo ee Kubadda Cagta, Cumar Cartan ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12883,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12884,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12882\/revisions\/12884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}