{"id":12931,"date":"2026-07-11T09:21:41","date_gmt":"2026-07-11T09:21:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12931"},"modified":"2026-07-11T09:21:41","modified_gmt":"2026-07-11T09:21:41","slug":"golaha-wasiirrada-cusub-ee-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12931","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti\u00a0 July 11, 2026 (CBB)<\/strong> \u2013Baydhabo \u2013 Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee maamulkaas, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo lagu shaaciyay xubnaha hoggaamin doona hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dhisayo loona xoojinayo hannaanka dowladnimo ee Koonfur Galbeed, iyadoo la filayo in wasiirrada cusub ay door muuqda ka qaataan horumarinta adeegyada bulshada, amniga iyo kobcinta dhaqaalaha.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Hoggaamiyaha ayaa sheegay in xubnaha la magacaabay lagu soo xulay aqoon, karti iyo waayo-aragnimo, isla markaana laga doonayo inay si hufan u gutaan waajibaadkooda shaqo si loo gaaro yoolalka dowladda.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Sidoo kale, waxa uu ugu baaqay Golaha Wasiirrada cusub inay si dhow ula shaqeeyaan Baarlamaanka iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda si loo dardargeliyo howlaha horumarinta iyo xasilinta deegaanada maamulka.<\/p>\n<p><strong>Qaybta Hoose Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirrada:<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12932\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/IMG_5025-210x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"300\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12933\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/IMG_5026-212x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12934\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/IMG_5027-208x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"208\" height=\"300\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12935\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/IMG_5028-217x300-1.jpg\" alt=\"\" width=\"217\" height=\"300\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti\u00a0 July 11, 2026 (CBB) \u2013Baydhabo \u2013 Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee maamulkaas, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo lagu shaaciyay xubnaha hoggaamin doona hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dhisayo loona xoojinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12936,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12937,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12931\/revisions\/12937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}