{"id":12951,"date":"2026-07-12T12:49:11","date_gmt":"2026-07-12T12:49:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12951"},"modified":"2026-07-12T12:49:11","modified_gmt":"2026-07-12T12:49:11","slug":"iiraan-oo-sheegtay-in-ay-weerar-ku-qaaday-saldhigga-cirka-maraykanka-ee-ku-yaalo-dalka-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12951","title":{"rendered":"Iiraan oo sheegtay in ay weerar ku qaaday saldhigga cirka Maraykanka ee ku yaalo dalka Qadar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 12 July 2026 {CBB} <\/strong>Ku simaha Ilaalada Kacaanka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in ay beegsadeen islamarkaana ay joojiyeen markab labaad oo marayay Marinka Hormuz, taasi oo jawaab u ah weerarrada Mareykanku uu u geystay magaalooyinka ku yaalla koonfurta Iiraan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in \u201cwajiga labaad ee is-difaaca iyo aargudashada, gantaalaha ballistic-ga lagu la beegsaday saldhigga cirka ee Mareykanka ku leeyahay Al Udeid ee dalka Qatar, halkaas oo lagu burburiyay xaruntii dayactirka diyaaradaha dagaalka iyo xaruntii taliska iyo xakamaynta ee saldhiggaas.\u201d<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa sii xoogeysatay iyadoo wadamada khaliijka ay la kulmayaan weeraro culus oo ka imaanaya Iran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 12 July 2026 {CBB} Ku simaha Ilaalada Kacaanka ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in ay beegsadeen islamarkaana ay joojiyeen markab labaad oo marayay Marinka Hormuz, taasi oo jawaab u ah weerarrada Mareykanku uu u geystay magaalooyinka ku yaalla koonfurta Iiraan. &nbsp; Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in \u201cwajiga labaad ee is-difaaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12952,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12953,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12951\/revisions\/12953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}