{"id":12960,"date":"2026-07-13T08:47:09","date_gmt":"2026-07-13T08:47:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12960"},"modified":"2026-07-13T08:47:09","modified_gmt":"2026-07-13T08:47:09","slug":"dfs-oo-sheegtay-in-duqayn-ka-dhacday-shabeelaha-dhexe-lagu-dilay-26-xubnood-oo-katirsan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12960","title":{"rendered":"DFS oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeelaha Dhexe lagu dilay 26 xubnood oo katirsan AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 13 July 2026 {CBB}<\/strong>War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadeen midka kamid ah dalalka ka caawiya weerarrada cirka oo ka dhacday Deegaannada Cadow Jilib, Gayfo &amp; Qoordheere ee Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay 26 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaan uu ahaa mid si feejigan looga shaqeeyay bartilmaameedkiisa laguna guullaystay, waxa ay intaas ku dartay lagu gubay Gaari Cabdi bile ah iyo Booyad Shidaal u wadday \u2018AS\u2019 sida lagu xusay warka kasoo baxay Dowladda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa u mahadcelisay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo xaqiijiyay in lasii wadayo howlgallada lagu beegsanayo xubnaha katirsan \u2018AS\u2019 ilaa inta laga qabsanayo deegaannada ay gacanta ku hayaan sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaq Ciidan kawada deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedyada HirShabeelle, Koofur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, waxa uu howlgalkaas isugu jiraa mid duqaymo ah iyo ay fulinayaan ciidanka Dhulka ku sugan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13 July 2026 {CBB}War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal duqayn ah oo ay iska kaashadeen midka kamid ah dalalka ka caawiya weerarrada cirka oo ka dhacday Deegaannada Cadow Jilib, Gayfo &amp; Qoordheere ee Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay 26 xubnood oo katirsan \u2018AS\u2019 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12961,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12962,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12960\/revisions\/12962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}