{"id":12969,"date":"2026-07-13T08:52:57","date_gmt":"2026-07-13T08:52:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12969"},"modified":"2026-07-13T08:52:57","modified_gmt":"2026-07-13T08:52:57","slug":"calanka-soomaaliya-oo-muddo-3-cisho-ah-hoos-loo-dhigayo-sabab-la-xiriirta-geerida-amiirkii-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12969","title":{"rendered":"Calanka Soomaaliya oo muddo 3 cisho ah hoos loo dhigayo sabab la xiriirta Geerida Amiirkii Qatar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 13 July 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex cisho ah hoos loo dhigo Calanka Dalka si loo maamuuso Amiirkii hore ee Qatar ee Shalay geeriyooday waa Hamad Bin Khalifa Al Thani.<\/p>\n<p>Warkaan ayaa lagu sheegay in ujeedka uu yahay sidii dareenka loola qaybsan lahaa Shacabka iyo Dowladda Carbeed ee Qatar maadaama uu ka geeriyooday amiir muddo dheer maamulayay dalkaan qaybna ka lahaa horumarka waddankaas ka jira.<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa shalay gashay 4 cisho oo baroordiiq ah oo ka billaabanaysay isla xiligaas, waxaana uu waddankaas galay Tacsi iyada oo ay ku sugan yihiin madax kala duwan halka kuwo kale lagu wado in ay gaaraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13 July 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex cisho ah hoos loo dhigo Calanka Dalka si loo maamuuso Amiirkii hore ee Qatar ee Shalay geeriyooday waa Hamad Bin Khalifa Al Thani. Warkaan ayaa lagu sheegay in ujeedka uu yahay sidii dareenka loola qaybsan lahaa Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12971,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12969\/revisions\/12971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}