{"id":12975,"date":"2026-07-13T08:55:42","date_gmt":"2026-07-13T08:55:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12975"},"modified":"2026-07-13T08:55:42","modified_gmt":"2026-07-13T08:55:42","slug":"israaiil-oo-duqayn-culus-ka-fulisay-koofurta-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12975","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo duqayn culus ka fulisay Koofurta Gaza"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 13 July 2026 {CBB}<\/strong>Ciidanka Israa\u2019iil ayaa duqayn culus ka fuliyay Koofurta Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin aroornimadii hore ee maanta, waxa uu weerarkaan si gaar ah uga dhacay Xaafadda Al-Sabra sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Muuqaal uu baahiyay Teleefishinka Aljazeera waxaa ka muuqday dhismo ku yaalla xaafaddaas oo gantaal xooggan uu dhexda ka galayo dhismo halkaas ku yaalla kaddibna olol iyo uuro badan ay iswada qabsadeen ilbiriqsiyo kaddib.<\/p>\n<p>Dhanka kale, War kasoo baxay Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa lagu sheegay in ciidanka Israa\u2019iil ay xasuuq ka gaysteen Magaalada Gaza iyo Daanta galbeed ee dhulka Falastiin iyada oo gacanta lagu hayo caddeymo dhammaystiran.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa ku doodday weerarrada ay Israa\u2019iil ay fulinayso inay dheer tahay xayiraadda gargaarka bani aadamnimo ee loo wado dadka dhibaatada wajahaya oo marar badan arrintooda loo gudbiyay Qaramada Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13 July 2026 {CBB}Ciidanka Israa\u2019iil ayaa duqayn culus ka fuliyay Koofurta Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin aroornimadii hore ee maanta, waxa uu weerarkaan si gaar ah uga dhacay Xaafadda Al-Sabra sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Muuqaal uu baahiyay Teleefishinka Aljazeera waxaa ka muuqday dhismo ku yaalla xaafaddaas oo gantaal xooggan uu dhexda ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12976,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12975"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12975\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12977,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12975\/revisions\/12977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}