{"id":12998,"date":"2026-07-14T12:13:17","date_gmt":"2026-07-14T12:13:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12998"},"modified":"2026-07-14T12:13:17","modified_gmt":"2026-07-14T12:13:17","slug":"qm-oo-sheegtay-in-malaayiin-soomaali-ah-ay-u-baahan-yihiin-gargaar-degdeg-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=12998","title":{"rendered":"QM oo sheegtay in Malaayiin Soomaali ah ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 14 July 2026 {CBB<\/strong>}War kasoo baxay Qaramada Midoobay oo isugu jiray Digniin iyo gargaar dalbid ayaa looga hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin Malaayiin ruux oo Soomaali ah oo wajahaya xaalado Biyo la\u2019aan, Cunno yari iyo dhinaca Nolosha ama deegaanka.<\/p>\n<p>Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa baaq degdeg ah loogu diray Dalalka iyo ururrada gacanta ka gaysta caawinta Dadka dhibaataysan si looga hortago in xaaladdu ay isu baddesho mid sababta geerida Dadkaas dhibaatada haysato.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xafiiska Qaramada Midoobay u qailsan Arrimaha Bani aadamnimada ee OCHA ayaa ku warramay in malaayiin ruux ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah oo haddii aan jawaab soo degdegta loo helin halis kale ay galayso noloshooda.<\/p>\n<p>OCHA ayaa ku warrantay in 570,000 oo qof ay hadda haysato biyo la\u2019aan, halka 1.5 Milyan oo kale ay u baahan yihiin cunno, halka 400,000 oo Carruur ah ay la ildaran yihiin xaalad nafaqo darro ah waa sida lagu xusay warbixinta Hay\u2019adda kasoo baxday.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin katirsan Qaramada Midoobay oo gaaray deegaanno katirsan Gobollada Dalka ayaa sheegay in ay xoogga saareen kordhinta caawinta dadka dhibaatada nolosha wajahaya ee ku sugan Gobolka Baay gaar ahaan Degmada Buurhakaba.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa horay usoo bandhigtay xaaladda abaaraha, fatahaadaha iyo Daadadka ka dhashay ee Soomaaliya oo sabab u noqday barakac iyo in ay cayrtoobaan Dad isugu jira Xoolo dhaqato &amp; Beeralay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 14 July 2026 {CBB}War kasoo baxay Qaramada Midoobay oo isugu jiray Digniin iyo gargaar dalbid ayaa looga hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin Malaayiin ruux oo Soomaali ah oo wajahaya xaalado Biyo la\u2019aan, Cunno yari iyo dhinaca Nolosha ama deegaanka. Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa baaq degdeg ah loogu diray Dalalka iyo ururrada gacanta ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":12999,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-12998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13000,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12998\/revisions\/13000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}