{"id":13010,"date":"2026-07-15T08:08:47","date_gmt":"2026-07-15T08:08:47","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13010"},"modified":"2026-07-15T08:08:47","modified_gmt":"2026-07-15T08:08:47","slug":"spain-oo-ka-dhigtay-xulka-faransiiska-koox-iska-caadi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13010","title":{"rendered":"Spain oo ka dhigtay xulka Faransiiska koox \u2018iska caadi ah\u2019."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 15 July 2026 {CBB} <\/strong>Ciyaar tani waa mid ka mid ah bandhigyada kubadda cagta ee ugu quruxda badnaa, waxaana ciyaarta lagu kala awood batay qaab ciyaareedka xulka labada qaran waa Spain oo ciyaarta kubad deggan oo khadka dhexe ka socota iyo xulka Faransiiska oo sii watay qaab ciyaareedkiisii degdegga ahaa iyo weerarkoodii labada garab.<\/p>\n<p>Spain caawa ciyaartan waxay ku awood sheegatay dhumucda kooxdeeda iyo habka kubadaha sida degdegga ah ay dib ugu hanan karto, waxayna tani jahwareer ku furtay xulka Faransiiska oo isku aadinta kubadahiisii degdegga ahaa meesha ay ka baxeen.<\/p>\n<p>Spain waloow ciyaarta ay dhalisay labo gool haddana ma gelin difaac xoogan ee weerarka ayayba sii xoojisay waxayna u muuqdeen in ay ka faa\u2019iidaysanayaan jahwareerka ku yimid Faransiiska.<\/p>\n<p>Ciyaarta kama dambaysta ah ee Koobka Adduunka waxaa ku kulmi doona Spain iyo midkood England ama Argentina. Spain, oo ku guuleysatay Koobka Adduunka 2010 isla markaana ah kooxda heysata horyaalka Yurub ee hadda, ayaa xaqiijisatay booskeeda kulanka weyn ee kama dambaysta ah.<\/p>\n<p>Labada gool waxaa kala dhaliyay ciyaaryahannada Oyarzabal iyo Porro<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 15 July 2026 {CBB} Ciyaar tani waa mid ka mid ah bandhigyada kubadda cagta ee ugu quruxda badnaa, waxaana ciyaarta lagu kala awood batay qaab ciyaareedka xulka labada qaran waa Spain oo ciyaarta kubad deggan oo khadka dhexe ka socota iyo xulka Faransiiska oo sii watay qaab ciyaareedkiisii degdegga ahaa iyo weerarkoodii labada garab. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13011,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-13010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13010"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13013,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13010\/revisions\/13013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}