{"id":13020,"date":"2026-07-15T08:18:34","date_gmt":"2026-07-15T08:18:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13020"},"modified":"2026-07-15T08:18:34","modified_gmt":"2026-07-15T08:18:34","slug":"iiraan-oo-xoojisay-beegsiga-dalalka-carbeed-ee-xulufa-la-ah-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13020","title":{"rendered":"Iiraan oo xoojisay beegsiga Dalalka Carbeed ee xulufa la ah Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 15 July 2026 {CBB}<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Iiraan ayaa kordhisay beegsiga dalal badan oo carbeed oo Maraykanka xulufo ah kuwaas oo horay u siiyay saldhigyo Ciidan isla markaana ay ku doodayso in looga soo qaadayo duullaanka ku socda.<\/p>\n<p>Kuwait iyo Bahrain waxaa xalay ilaa aroornimadii hore ee Arbaca ku socda gantaallo culus oo sababay khasaara maaliyadeed iyada oo muuqaallo lasoo dhigay baraha Bulshada iyo Warbaahinta ay ka muuqdeen goobo gubanaya oo ay kusii dhacayaan diyaaraha aan duulliyaha lahayn ee drones-ka loo yaqaan.<\/p>\n<p>Tehran ayaa ku doodday in ay beegsan doonno dal weliba oo soo dhaweysta cadawgeeda, waxa ay xustay in aanay marnaba aqbali doonnin inay gacmaha ka laabato weerrarada lagu hayo dalkeeda ee Maraykanka uu gaysanayo waa sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka ilaalada Kacaanka ayaa sheegay in weerarrada ilaa hadda socda ay yihiin kuwo jawaab ah oo ay ku beegsanayaan saldhigyada Maraykanka ee Dalalka Khaliijka uu ku leeyahay si ay u dhadhansiiyaan xannuunka colaaddu leedahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 15 July 2026 {CBB} Dowladda Iiraan ayaa kordhisay beegsiga dalal badan oo carbeed oo Maraykanka xulufo ah kuwaas oo horay u siiyay saldhigyo Ciidan isla markaana ay ku doodayso in looga soo qaadayo duullaanka ku socda. Kuwait iyo Bahrain waxaa xalay ilaa aroornimadii hore ee Arbaca ku socda gantaallo culus oo sababay khasaara maaliyadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13021,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13020","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13022,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13020\/revisions\/13022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}