{"id":13030,"date":"2026-07-15T09:10:13","date_gmt":"2026-07-15T09:10:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13030"},"modified":"2026-07-15T09:10:13","modified_gmt":"2026-07-15T09:10:13","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-soomaaliya-shacabka-ayaa-goaaminaya-nooca-doorashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13030","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya: \u201cShacabka Ayaa Go\u2019aaminaya Nooca Doorashada Dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 15 July 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in aysan jirin cid ka baxsan shacabka Soomaaliyeed oo go\u2019aamin karta nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa.<\/p>\n<p>Saalax Axmed ayaa dhaliilay siyaasiyiin uu ku tilmaamay inay sheeganayaan inay go\u2019aaminayaan doorashada dalka, isagoo yiri: \u201cKuwa waxaad arkeysaan waxay leeyihiin doorashada dalka ayaan go\u2019aamineynaa, haddana waxba kuma dhex jiraan.\u201d<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in doodda dhabta ah ee u dhexeysa Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ay tahay nooca doorasho ee Soomaaliya ay qaadaneyso.<\/p>\n<p>\u201cWaa in la isweydiiyo nooca doorasho aan rabno; ma tii odayaasha gacanta ugu jirtay mise doorasho ay shacabka si toos ah ugu doortaan qofka ay rabaan? Taasi waa dooda u dhexeysa mucaaradka iyo dowladda,\u201d ayuu yiri Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p>Hadalka Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa imanaya iyadoo ay weli taagan tahay doodda siyaasadeed ee ku saabsan hannaanka doorashooyinka Soomaaliya iyo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo mucaaradka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 15 July 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in aysan jirin cid ka baxsan shacabka Soomaaliyeed oo go\u2019aamin karta nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa. Saalax Axmed ayaa dhaliilay siyaasiyiin uu ku tilmaamay inay sheeganayaan inay go\u2019aaminayaan doorashada dalka, isagoo yiri: \u201cKuwa waxaad arkeysaan waxay leeyihiin doorashada dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13032,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13033,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13030\/revisions\/13033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}