{"id":13034,"date":"2026-07-15T13:30:17","date_gmt":"2026-07-15T13:30:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13034"},"modified":"2026-07-15T13:30:17","modified_gmt":"2026-07-15T13:30:17","slug":"madaxweyne-deni-oo-ka-hadlay-ka-hadlay-xirnaashaha-dekadda-magaalada-boosaaso-iyo-cabashada-ganacsatada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13034","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo ka hadlay ka hadlay xirnaashaha Dekadda magaalada Boosaaso iyo cabashada Ganacsatada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 15 July 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay xirnaashaha Dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in Dekadda ay furan tahay, isla markaasna ay dhoofayaan Xoolaha iyo Bagaashka, isagoo xusay in aysan kordhin canshuur.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>\u201cAnnaga canshuur ma kordhin, balse waxaan khidbad saarnay Maraakiibta u badan Ajaanibta ee yimaada Dekadda Boosaaso, si lamid ah Dekadaha kale ee caalamka\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri MW Saciid Deni.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in ay ogyihiin cabashada ay qabaan qaar kamid ah Ganacstada, isla markaasn ay diyaar u yihiin in la xallin doono.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaa jira sharci, maanta aad rabtid ma xiri kartid oo ma furi kartid Ganacsiga, waa in markasta aan ka fakirnaa Danta Bulshada\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Hadalka Hoggaamiyaha Puntland ayaa ku soo aadaya xilli Ganacstada iyo Shacabka Boosaaso ay soo wariyeen in ka badan toban bari ay xiran tahay Dekadda iyo qaar kamid ah goobaha Ganacsiga ee ku yaalla gudaha magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 15 July 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay xirnaashaha Dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Deni ayaa sheegay in Dekadda ay furan tahay, isla markaasna ay dhoofayaan Xoolaha iyo Bagaashka, isagoo xusay in aysan kordhin canshuur. \u201cAnnaga canshuur ma kordhin, balse waxaan khidbad saarnay Maraakiibta u badan Ajaanibta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13035,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13034","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13034","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13034"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13034\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13036,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13034\/revisions\/13036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13034"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13034"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13034"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}