{"id":13037,"date":"2026-07-15T13:33:55","date_gmt":"2026-07-15T13:33:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13037"},"modified":"2026-07-15T13:33:55","modified_gmt":"2026-07-15T13:33:55","slug":"midowga-yurub-iyo-itoobiya-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13037","title":{"rendered":"Midowga Yurub iyo Itoobiya oo ka wada hadlay dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 15 July 2026 {CBB}<\/strong>Madaxa Arrimaha Dibadda iyo Amniga ee Midowga Yurub, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Guddiga Yurub, Kaja Kallas, ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeelatay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gedion Timotheos.<\/p>\n<p>Kulankan oo looga hadlay arrimo dhowr ah, ayaa Kaja Kallas waxay si gaar ah u soo hadal qaaday Amniga geeska Afrika sida xoojinta dagaalka AS.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kaja Kallas ayaa qoraal ay soo saartay ku tiri\u00a0\u00a0<strong>\u201cWaxaan ka wada hadalnay caqabadaha dhanka amniga ee ugu muhiimsan gobolka, oo ay kow ka tahay khatarta argagixisada Al-Shabaab ee Soomaaliya.\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Waxay intaas ku dartay in Itoobiya iyo Midowga Yurub ay ka sii wada shaqeyn doonaan nabadgalyada gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Wada hadalkan ay yeesheen Itoobiya iyo Midowga Yurub ayaa ku soo beegmaya, xilli Mareykanka uu joojiyay dhaqaalaha uu ku bixin jiray Howlgalka AUSSOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 15 July 2026 {CBB}Madaxa Arrimaha Dibadda iyo Amniga ee Midowga Yurub, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Guddiga Yurub, Kaja Kallas, ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeelatay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Gedion Timotheos. Kulankan oo looga hadlay arrimo dhowr ah, ayaa Kaja Kallas waxay si gaar ah u soo hadal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13039,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13037","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13037","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13037"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13037\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13040,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13037\/revisions\/13040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13037"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13037"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13037"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}