{"id":13048,"date":"2026-07-16T10:24:41","date_gmt":"2026-07-16T10:24:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13048"},"modified":"2026-07-16T10:24:41","modified_gmt":"2026-07-16T10:24:41","slug":"iiraan-ayaa-kor-dhisay-weerarrada-xulufada-mareykanka-iyo-gantaaladeeda-oo-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13048","title":{"rendered":"Iiraan ayaa kor dhisay weerarrada xulufada Mareykanka iyo gantaaladeeda oo la qabtay"},"content":{"rendered":"<p><strong>khamiis 16, July 2026 {CBB}<\/strong>Wakaaladda wararka ee Petra ee Urdun, oo soo xiganaysa ciidamada qalabka sida ee dalkaas, ayaa sheegtay in siddeed gantaal oo Iiraan ay ku ridday Urdun la qabtay lana burburiyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wakaaladdu waxay soo xigatay ilo ka tirsan militariga oo sheegay in qabashada gantaalladaasi aysan sababin wax dhimasho ah ama khasaare hantiyeed.<\/p>\n<p>Horey, militariga Iiraan ayaa sheegay inay adeegsadeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay u beegsadaan nidaamyada isgaarsiinta, xarun raadaar oo joogto ah, iyo bakhaarro shidaal oo ay leeyihiin ciidamada Mareykanka oo ku yaalla saldhigga cirka ee Al-Azraq ee dalka Urdun.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>khamiis 16, July 2026 {CBB}Wakaaladda wararka ee Petra ee Urdun, oo soo xiganaysa ciidamada qalabka sida ee dalkaas, ayaa sheegtay in siddeed gantaal oo Iiraan ay ku ridday Urdun la qabtay lana burburiyey. &nbsp; Wakaaladdu waxay soo xigatay ilo ka tirsan militariga oo sheegay in qabashada gantaalladaasi aysan sababin wax dhimasho ah ama khasaare hantiyeed. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13049,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13050,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13048\/revisions\/13050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13049"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}