{"id":1307,"date":"2024-10-26T09:24:42","date_gmt":"2024-10-26T09:24:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1307"},"modified":"2024-10-26T09:24:42","modified_gmt":"2024-10-26T09:24:42","slug":"bulshada-rayidka-baydhabo-oo-laga-wacyigeliyay-guurka-gabdhaha-yaryar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1307","title":{"rendered":"Bulshada Rayidka Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyay Guurka Gabdhaha yaryar."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Ururada Haweenka, Dhalinyaradda,Culimada, Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Ra\u2019yidka iyo Mas\u2019uuliyiin ka socoday Ururada u dooda Xuquuqda Haweenka kaa soo ku saabsan Wacyigelinta ilaalinta Guurka Degdega ah oo Gabdhaha Dhalinyarada ah ka saara Waxbarashada sida wax looga qaban karo<\/p>\n<p>Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Horumarinta Xuquuqda Aadanaha KG waxaana inta uu socdo diirada lagu saari doono sababaha keena Guurka Degdega ah ee sababa in Gabdhaha Waxbarashada ka haraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Ururada Haweenka, Dhalinyaradda,Culimada, Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Ra\u2019yidka iyo Mas\u2019uuliyiin ka socoday Ururada u dooda Xuquuqda Haweenka kaa soo ku saabsan Wacyigelinta ilaalinta Guurka Degdega ah oo Gabdhaha Dhalinyarada ah ka saara Waxbarashada sida wax looga qaban karo Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Horumarinta Xuquuqda Aadanaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1308,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1309,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1307\/revisions\/1309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}