{"id":13112,"date":"2026-07-18T08:41:26","date_gmt":"2026-07-18T08:41:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13112"},"modified":"2026-07-19T08:43:36","modified_gmt":"2026-07-19T08:43:36","slug":"rw-xamse-oo-magacaabay-guddi-heerkiisu-sarreeyo-oo-qaabilsan-horumarinta-xirfadaha-iyo-shaqo-abuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13112","title":{"rendered":"RW Xamse oo Magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 18 July 2026 {CBB}<\/strong>-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka.<\/p>\n<p>Gogol-xaadhka hawsha guddigan, oo muddo sanad ka badan ka socotay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, isla markaana ay wadeen guddi-hoosaadka Shaqo-abuurka Qaran, ayaa hadda soo gaartay waqtigii dhaqangelinta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa, oo cuskanaya qodobka 120-aad ee Dastuurka JFS, isla markaana eegaya muhiimadda ay leedahay dardargelinta xirfadaha, shaqo-abuurka, nidaamyada hagaajinta suuqa shaqada, iyo abuurista fursado dhaqaale oo lagu horumarin karo ganacsiyada gaarka loo leeyahay, ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ka kooban Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo 13 wasaaradood oo udub-dhexaad u ah hawlaha xirfadaha iyo shaqo-abuurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13113\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-300x288.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"288\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-300x288.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-1024x982.webp 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-768x736.webp 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-1536x1473.webp 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-438x420.webp 438w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-640x614.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga-681x653.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Gudiga.webp 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13114\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Hamse-696x392-1-300x169.webp\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Hamse-696x392-1-300x169.webp 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Hamse-696x392-1-640x360.webp 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Hamse-696x392-1-681x384.webp 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/Hamse-696x392-1.webp 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 18 July 2026 {CBB}-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka. Gogol-xaadhka hawsha guddigan, oo muddo sanad ka badan ka socotay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, isla markaana ay wadeen guddi-hoosaadka Shaqo-abuurka Qaran, ayaa hadda soo gaartay waqtigii dhaqangelinta. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13114,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13116,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13112\/revisions\/13116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}