{"id":13152,"date":"2026-07-21T08:31:44","date_gmt":"2026-07-21T08:31:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13152"},"modified":"2026-07-21T08:31:44","modified_gmt":"2026-07-21T08:31:44","slug":"dab-xooggan-ayaa-maanta-ka-kacay-suuqa-bakaaraha-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13152","title":{"rendered":"Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 21 July 2026 {CBB}<\/strong>Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Cabdalla Shideeye, kaas oo geystay khasaare hantiyeed, sida ay sheegayaan goobjoogayaal. Africans&amp; Diaspora<\/p>\n<p>Dabka ayaa ka bilowday gudaha suuqa, waxaana la sheegay inuu saameeyay dhowr goobood oo ganacsi, iyadoo uu burburiyay hanti ay lahaayeen ganacsato halkaasi ka shaqeynayay.<\/p>\n<p>Ciidamada Dab-damiska ee Gobolka Banaadir ayaa si degdeg ah u gaaray goobta, iyagoo wada dadaallo lagu daminayo dabka laguna xakameynayo inuu ku fido qeybaha kale ee suuqa.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah ganacsatada hantidooda ku waayay dabka ayaa sheegay in uu waayay wax walba oo uu ku tiirsanaa, isagoo yiri:<\/p>\n<p>\u201cHanti way gubatay, goobteyda ganacsiga qoys badan ayaan ka korinayay, wax ii haray ma jiro.\u201d<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama shaacin sababta rasmiga ah ee dhalisay dabka, mana jiro war rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha guud ee ka dhashay dabka.<\/p>\n<p>Suuqa Bakaaraha ayaa ah xarunta ugu weyn ee ganacsiga Muqdisho, waxaana marar badan ka dhacay dab sababay khasaare hantiyeed oo ballaaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 21 July 2026 {CBB}Dab xooggan ayaa maanta ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska Cabdalla Shideeye, kaas oo geystay khasaare hantiyeed, sida ay sheegayaan goobjoogayaal. Africans&amp; Diaspora Dabka ayaa ka bilowday gudaha suuqa, waxaana la sheegay inuu saameeyay dhowr goobood oo ganacsi, iyadoo uu burburiyay hanti ay lahaayeen ganacsato halkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13153,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13152","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13152"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13154,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13152\/revisions\/13154"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}