{"id":13168,"date":"2026-07-22T07:12:57","date_gmt":"2026-07-22T07:12:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13168"},"modified":"2026-07-22T07:13:34","modified_gmt":"2026-07-22T07:13:34","slug":"guddiga-doorashooyinka-oo-5-maalmood-ku-daray-doorashada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13168","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka oo 5 maalmood ku daray doorashada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 22 Julay 2026 {CBB}<\/strong>Muqdisho \u2013 Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in muddo shan (5) maalmood oo dheeraad ah lagu daray jadwalkii Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug, taasoo hore loogu qorsheeyay inay qabsoonto 25-ka bishan.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Guddiga ayaa sheegay in doorashada hadda la qaban doono 30-ka bishan, kaddib markii ay heleen codsiyo uga yimid ururrada siyaasadeed ee ka qeybgalaya tartanka, sida lagu xusay war-saxaafadeed ay soo saareen.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Sidoo kale, guddigu waxa uu tilmaamay in muddada kordhinta ay ujeedadeedu tahay in la siiyo fursad dheeraad ah ururrada siyaasadda si ay u dhameystiraan diyaar-garowgooda iyo ololahooda doorasho.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa si xowli ah u socda ololaha ururrada siyaasadeed ee is-diiwaangeliyay, kuwaasoo doonaya inay ku guuleystaan kuraasta lagu tartamayo. Ololaha ayaa si gaar ah uga socda deegaannada kala duwan ee Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 22 Julay 2026 {CBB}Muqdisho \u2013 Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in muddo shan (5) maalmood oo dheeraad ah lagu daray jadwalkii Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug, taasoo hore loogu qorsheeyay inay qabsoonto 25-ka bishan. Guddiga ayaa sheegay in doorashada hadda la qaban doono 30-ka bishan, kaddib markii ay heleen codsiyo uga yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13168","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13168"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13171,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13168\/revisions\/13171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}