{"id":13181,"date":"2026-07-23T07:25:11","date_gmt":"2026-07-23T07:25:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13181"},"modified":"2026-07-23T07:25:11","modified_gmt":"2026-07-23T07:25:11","slug":"muxuu-wasiir-cali-xoosh-ka-yiri-wararka-sheegaya-inuu-iscasilayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13181","title":{"rendered":"Muxuu Wasiir Cali Xoosh ka yiri wararka sheegaya inuu iscasilayo?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 23 Julay 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay Baraha Bulshada, kuwaasi oo la xiriiray iska casilayo xilka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed uu soo saarey Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo sal iyo raad aan laheyn, isla markaasna lagu jahwareerinayo Bulshada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>\u201cWaxaan ku gudo jiraa gudashada waajibaadkeyga qaran, anniga oo u adeegaya Bulshadeyda, waa been abuur wararka ay faafiyeen shaqsiyaadka isku soo ekeysiiyay wariyeyaal\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiir Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri\u00a0<strong>\u201cShacabkana waxaan ka codsanayaa in ay xogta rasmiga ah ka qaataan wararka kasoo baxa akoonadayda rasmiga ah iyo hay\u2019adaha rasmiga ah ee Dowladda Federaalka\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada lagu faafiyay inuu iscasili doono Wasiirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 23 Julay 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay lagu faafiyay Baraha Bulshada, kuwaasi oo la xiriiray iska casilayo xilka. War-saxaafadeed uu soo saarey Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo sal iyo raad aan laheyn, isla markaasna lagu jahwareerinayo Bulshada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13182,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13183,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13181\/revisions\/13183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}