{"id":1319,"date":"2024-10-29T07:43:36","date_gmt":"2024-10-29T07:43:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1319"},"modified":"2024-10-29T07:43:36","modified_gmt":"2024-10-29T07:43:36","slug":"waddooyin-laga-dhisay-baydhabo-oo-noqotay-goob-loo-dalxiis-tago","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1319","title":{"rendered":"Waddooyin laga dhisay Baydhabo oo noqotay goob loo dalxiis tago."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 29-Oct- 2024 {CBB}<\/strong>Dib u dhiska iyo dayactirka Wadooyinka qaar ee magaalada Baydhabo kadib dhalinyarada waxaa ay heleen goobo nasasho iyo dalxiisba leh oo ay u arkaan fursad jawi bedelasho oo bilaash ah.<\/p>\n<p>Goobtan waa halka loo yaqaano Caratuurka Wadadan ayaana waxay kamid wadooyinka sida casriga ah looga dhisay.<\/p>\n<p>Waa goob laami ah lkn tan iyo markii dhismaheeda uu dhamaadey waxay isugu bedeshey goob dalxiis ah oo bulshadu ay u yimadaan sibaabo kala duwan sida iney kusoo galaan sawiro qurxoon.<\/p>\n<p>Qaarkood waxa ay ka yimaadaan xaafadaha kala duwan ee magaalada.<\/p>\n<p>Dadka halkaan yimaada ayaa waxaa ubadan Dhalinyarada isticmaasha baraha bulshada gaar ahaan tiktokga oo waqtiga loo arko mid ka mid ah aalaha ugu isticmaalka badan.<\/p>\n<p>Daraawalada ku shaqeysata wadadan oo goob dalxiis isku bedeshay xiligii horena ahayd mid aan xitaa la mari Karin boorka iyo siiqada oo daran awadeed ayaa u arka fursad maalinkii ay ku qaban karaan Lacag badan oo bilaa dhib ah.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaate Dowlad gobaleedka Koonfur ayaa magaalada baydhabo ka wada dadaalo laga dhisaayo guud ahaan wadoonka waaweyn ee gudaha magaalada ah .<\/p>\n<p>Dhisida wadooyinka baydhabo ayaa la rumeysan yahay in ay kaalin weyn ku qaadanayaan amniga, isu socodka baaburta, ganacsiga iyo hormarka magaalada.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo ayaa waxay sameysay hormaro badan oo ay kamid yihiin laamiyada sida casriga ah loo dhisey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 29-Oct- 2024 {CBB}Dib u dhiska iyo dayactirka Wadooyinka qaar ee magaalada Baydhabo kadib dhalinyarada waxaa ay heleen goobo nasasho iyo dalxiisba leh oo ay u arkaan fursad jawi bedelasho oo bilaash ah. Goobtan waa halka loo yaqaano Caratuurka Wadadan ayaana waxay kamid wadooyinka sida casriga ah looga dhisay. Waa goob laami ah lkn tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1320,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1321,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1319\/revisions\/1321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}