{"id":13212,"date":"2026-07-24T08:03:50","date_gmt":"2026-07-24T08:03:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13212"},"modified":"2026-07-26T08:05:29","modified_gmt":"2026-07-26T08:05:29","slug":"israaiil-oo-walaac-kala-kulmeyso-sacuudiga-uu-samaysanayo-hubka-nukliyeerka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13212","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo walaac kala kulmeyso Sacuudiga uu samaysanayo Hubka Nukliyeerka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 24 July 2026 {CBB}<\/strong>Wixii ka dambeeyay markii Maraykanka uu ku dhawaaqay in uu Boqortooyada Sacuudi Carabiya la galay heshiis la xiriira dhinaca Barnaamijka Nukliyeerka ah balse arrintaas ay kahor timid Xukuumadda Israa\u2019iil oo Washington ku qasabtay in ay caqabad hordhigto isla heshiiskaas.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil ayaa walaac ka muujisay arrintaan iyada oo sheegtay in aanay suuragal noqon Karin in Sacuudiga iyo Dalalka kale ee Carabta ah helaan hubkaas halistiisa wata maadaama ay marweliba la nooshay xaalad cabsi ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa markii arrintu ku cuslaatay kaddib oo dhinac weliba ay uga soo buuqeen Israa\u2019iil iyo xulufadeeda waxa uu miiska soo dhigay in Sacuudiga uu shuruud uga dhigayo fulinta heshiiskaas in uu ku biiro heshiiska Abraham Accords.<\/p>\n<p>Maamulka Israa\u2019iil ayaa sidaan oo kale waxa uu horay Isutagga Imaaraatka Carabta uga hor istaagay in ay hesho fursad ay ku abuuran karto Barnaamij Nukliyeer ah, waxa ay Tel Aviv diidan tahay in Dalalka Carabta ay ku helaan hubkaas oo nafteeda ay kala baqayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 24 July 2026 {CBB}Wixii ka dambeeyay markii Maraykanka uu ku dhawaaqay in uu Boqortooyada Sacuudi Carabiya la galay heshiis la xiriira dhinaca Barnaamijka Nukliyeerka ah balse arrintaas ay kahor timid Xukuumadda Israa\u2019iil oo Washington ku qasabtay in ay caqabad hordhigto isla heshiiskaas. Israa\u2019iil ayaa walaac ka muujisay arrintaan iyada oo sheegtay in aanay suuragal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13213,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13214,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13212\/revisions\/13214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}