{"id":13215,"date":"2026-07-24T08:07:32","date_gmt":"2026-07-24T08:07:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13215"},"modified":"2026-07-26T08:08:35","modified_gmt":"2026-07-26T08:08:35","slug":"wafdi-ka-socday-dowladda-soomaaliya-oo-ka-qeyb-galay-shirka-amniga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13215","title":{"rendered":"Wafdi ka socday Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Amniga Dalka."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 24 July 2026 {CBB}<\/strong>Qunsuulka Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa, oo uu weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaayay dardargelinta iyo dhammaystirka hawlaha geedi socodka kala-guurka amniga dalka, waxaana Kulanka uu ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta geeddi-socodka kala-guurka amniga, xoojinta wada-shaqeynta hay\u2019adaha dowladda iyo saaxiibbada caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 24 July 2026 {CBB}Qunsuulka Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa, oo uu weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlaayay dardargelinta iyo dhammaystirka hawlaha geedi socodka kala-guurka amniga dalka, waxaana Kulanka uu ka dhacay Xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13216,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13215"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13218,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13215\/revisions\/13218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}