{"id":13225,"date":"2026-07-24T08:26:45","date_gmt":"2026-07-24T08:26:45","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13225"},"modified":"2026-07-26T08:37:14","modified_gmt":"2026-07-26T08:37:14","slug":"israaiil-oo-ugu-dambeyn-ku-guuleysatay-in-xilka-laga-qaado-xeer-ilaaliyihii-maxkamadda-dambiyada-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13225","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo ugu dambeyn ku guuleysatay in xilka laga qaado Xeer Ilaaliyihii Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 25 July 2026 {CBB}<\/strong>Israa\u2019iil ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay in xilka laga qaado Xeer Ilaaliyihii Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), Karim Khan , ka dib markii lagu soo oogay eedeymo la xiriira faraxumeyn galmo.<\/p>\n<p>Dalalka xubnaha ka ah Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ku taalla Hague ayaa shalay cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xil ka qaadista Xeer Ilaaliyaha Guud Karim Khan.<\/p>\n<p>Karim Khan ayaa ahaa qofkii go\u2019aamiyay in la soo saaro amarro lagu soo xirayo Netanyahu iyo Wasiirkii hore ee Difaaca Israa\u2019iil, Yoav Gallant, sababo la xiriira eedeymo ku saabsan dambiyo dagaal oo ka dhacay Qasa.<\/p>\n<p>82 dal ayaa u codeeyay xil ka qaadista Karim Khan.<br \/>\n13 dal ayaa ka hor yimid.<br \/>\n15 dal ayaa ka aamusay codbixinta.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay mas\u2019uul sare oo Israa\u2019iili ah, Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa\u2019iil Gideon Sa\u2019ar iyo safaaradaha Israa\u2019iil ee dalalka kala duwan ayaa maalmahan waday olole ay ku doonayaan inay ku helaan taageerada dalal badan si ay ugu codeeyaan xil ka qaadista Khan ama ugu yaraan ay uga fogaadaan inay taageeraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 25 July 2026 {CBB}Israa\u2019iil ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay in xilka laga qaado Xeer Ilaaliyihii Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC), Karim Khan , ka dib markii lagu soo oogay eedeymo la xiriira faraxumeyn galmo. Dalalka xubnaha ka ah Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ku taalla Hague ayaa shalay cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13226,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13227,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13225\/revisions\/13227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}