{"id":13252,"date":"2026-07-26T12:40:35","date_gmt":"2026-07-26T12:40:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13252"},"modified":"2026-07-26T12:40:35","modified_gmt":"2026-07-26T12:40:35","slug":"maamulka-degmada-baydhabo-oo-qabtay-kulan-wacyigelin-ah-oo-lagu-xoojinayo-amniga-iyo-isdhexgalka-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13252","title":{"rendered":"Maamulka degmada Baydhabo oo qabtay kulan wacyigelin ah oo lagu xoojinayo amniga iyo isdhexgalka bulshada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 26 July 2026 {CBB}<\/strong><strong>Baydhabo:<\/strong> Maamulka Degmada Baydhabo ayaa xarunta degmada ku qabtay kulan wacyigelin ah oo uu hoggaaminayay Kusimaha Guddoomiyaha Degmada ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Mudane Feysal Maxamed Duuble.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka waxaa ka qeyb galay maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, xildhibaan ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed, guddoomiyeyaasha 10-ka xaafadood iyo ururrada bulshada rayidka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaata horumarinta iyo xasilloonida bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Kulanka ayaa diiradda lagu saaray wacyigelinta bulshada ee dhinacyada amniga, canshuuraha, nadaafadda deegaanka, isdhexgalka bulshada iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya maamulka iyo shacabka.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Mas\u2019uuliyiintii ka hadlay kulanka ayaa ku boorriyay bulshada inay la shaqeeyaan hay\u2019adaha amniga si loo sugo nabadda, isla markaana ay muhiim tahay bixinta canshuuraha si loo horumariyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Sidoo kale, waxaa la adkeeyay doorka ay nadaafaddu ku leedahay caafimaadka guud ee bulshada, iyadoo la xusay in iskaashiga shacabka iyo maamulka uu fure u yahay horumar waara iyo bulsho isku duuban.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, maamulka Degmada Baydhabo ayaa ballan qaaday inay sii wadi doonaan kulamada noocan oo kale ah si loo xoojiyo wada shaqeynta, loona dhiso kalsooni buuxda oo ka dhex dhalata shacabka iyo maamulka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13253\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/754872534_905928172565191_6149922998170436103_n-1.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13254\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-300x202.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"202\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-300x202.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-1024x690.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-768x517.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-624x420.jpg 624w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-640x431.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr-681x459.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/07\/rrr.jpg 1066w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 26 July 2026 {CBB}Baydhabo: Maamulka Degmada Baydhabo ayaa xarunta degmada ku qabtay kulan wacyigelin ah oo uu hoggaaminayay Kusimaha Guddoomiyaha Degmada ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda, Mudane Feysal Maxamed Duuble. Kulanka waxaa ka qeyb galay maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, xildhibaan ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed, guddoomiyeyaasha 10-ka xaafadood iyo ururrada bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13254,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13255,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13252\/revisions\/13255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}