{"id":13256,"date":"2026-07-27T06:24:18","date_gmt":"2026-07-27T06:24:18","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13256"},"modified":"2026-07-27T06:24:18","modified_gmt":"2026-07-27T06:24:18","slug":"madaxweynaha-suuriya-kama-tanaasuli-doonno-dhulka-ay-israaiil-naga-haysato-tan-1973","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13256","title":{"rendered":"Madaxweynaha Suuriya \u201cKama tanaasuli doonno Dhulka ay Israa\u2019iil naga haysato tan &#038; 1973\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 27 July 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharca oo bixiyay waraysi uu uga hadlay iskaashiga dhinaca Amniga ah ay wadaagi karaan Israa\u2019iil iyo sida la isku qabadsiin karo dhulka ka maqan dalkiisa ee dhinacaas ka jira ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonnin taako kamid ah Dhulkooda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Axmed ayaa sheegay in iskaashiga Amniga uu keliya quseeyo sidii nabadgalyo ay iskula noolaan lahaayeen Dalka Suuriya iyo Maamulka Israa\u2019iil balse aanay ka dhignayn inay uga tanaasuleen dhulkooda sida Buuraha Golan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waraysi uu siiyay Teleefishinka Aljazeera waxa uu ku sheegay in heshiiska nabadda uu albaabada u furi doonno sidii Dowladda Suuriya iyo Maamulka Israa\u2019iil ay ugu wada noolaan lahaayeen nabadgalyo isla markaana aanay dhinac weliba cabsi ka muujin dhanka kale.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cHeshiiska aan doonayno in aan la galno Israa\u2019iil waa mid xudun u noqonaya nabad kuwada noolaashiyo, sidaas oo ay tahay kama dhigna in aan ka tanaasulnay Dhulka ay naga haysato oo ay kamid tahay Golan laga soo billaabo 1973\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri MW Suuriya, Axmed Al-Sharca.<\/p>\n<p>Maraykanka iyo Dalalka kale ee Reer Galbeedka ah una janjeera dhinaca Israa\u2019iil ayaa muddooyinkii dambe waday qorshe lagu ballaarinayo Waddamada Iskaashiga la samaysanaya Yuhuudda gaar ahaan kuwa Islaamka si ay ugu dambayn ugu biiraan heshiiska loogu magac daray Abraham Accord.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 27 July 2026 {CBB}Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Sharca oo bixiyay waraysi uu uga hadlay iskaashiga dhinaca Amniga ah ay wadaagi karaan Israa\u2019iil iyo sida la isku qabadsiin karo dhulka ka maqan dalkiisa ee dhinacaas ka jira ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonnin taako kamid ah Dhulkooda. Madaxweyne Axmed ayaa sheegay in iskaashiga Amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13257,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13258,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13256\/revisions\/13258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}