{"id":13263,"date":"2026-07-27T10:46:08","date_gmt":"2026-07-27T10:46:08","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13263"},"modified":"2026-07-27T10:47:53","modified_gmt":"2026-07-27T10:47:53","slug":"ciidanka-danab-oo-howlgal-ka-dhan-ah-as-ka-sameeyay-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13263","title":{"rendered":"Ciidanka Danab oo howlgal ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka sameeyay Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 27 July 2026 {CBB}<\/strong>Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe kordhiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gaaray deegaanno dhowr ah.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga saartay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee xooggooda ka socda deegaanno ka kala tirsan Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, HirShabeelle &amp; Galmudug si looga hortago weerarrada \u2018AS\u2019 sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 27 July 2026 {CBB}Ciidamo katirsan Kumaandooska Danab ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ka sameeyay howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 waxaana ciidanku ay gaareen deegaanno hoostaga Degmada Afgooye. Sida ay Mustaqbal u sheegeen ilo kala duwan, Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe kordhiyay howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeelaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13263"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13266,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13263\/revisions\/13266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}