{"id":13306,"date":"2026-07-28T10:42:11","date_gmt":"2026-07-28T10:42:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13306"},"modified":"2026-07-28T10:42:11","modified_gmt":"2026-07-28T10:42:11","slug":"itoobiya-oo-qorsheynayo-in-ay-wax-ka-badasho-farsamooyinka-howlgallada-ay-kula-dagaalami-jirtay-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13306","title":{"rendered":"Itoobiya oo qorsheynayo in ay wax ka badasho farsamooyinka howlgallada ay kula dagaalami jirtay AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado, July 28 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Warbixin uu daabacay Machadka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay in ay wax badan ka badali doonaan qaabkii ay ku wadeen dagaalka ka dhanka ah AS, isla markaasna loo baahan yahay farsamooyin kale.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa ku talisay in dowladda Itoobiya ay xoojiso howlaha sirdoonka iyo wadaagga xogta si looga hortago Al-Shabaab, iyadoo xoogga la saarayo ogaanshaha shabakadaha iyo dadka la shaqeeya.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sheegtay in Al-Shabaab uu dhisan tahay hannaan maamul iyo shabakado isku xiran, isla markaasna ay leeyihiin nidaamyo kala duwan oo ay ku helaan canshuuraha oo u ah il dhaqaalo.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay Warbixinta, Dagaalka AS waa inuu ka gudbaa midka Militeriga, iyadoo si gaar ah loo xoojinayo sirdoonka, dabagalka ilaha dhaqaalaha, aqoonsiga dadka iyo shabakadaha taageera dhaqdhaqaaqooda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Warbixinta ayaa tilmaamtay in Itoobiya diirada saareyso la shaqeynta Dowladda Federaalka, iyadoo si gaar ah u xoojineysa Amniga gobollada ay ciidamada ka joogaan sida Gedo, Bay, Bakool iyo Hiiraan.<\/p>\n<p>Warbixintan oo ah mid falanqeyn ah ayaa lala wadaagay Hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda Itoobiya oo ciidamdeeda qeyb ka yihiin howlgallada amni ee ka socda gudaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado, July 28 2026 {CBB}\u00a0Warbixin uu daabacay Machadka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa lagu soo bandhigay in ay wax badan ka badali doonaan qaabkii ay ku wadeen dagaalka ka dhanka ah AS, isla markaasna loo baahan yahay farsamooyin kale. Warbixinta ayaa ku talisay in dowladda Itoobiya ay xoojiso howlaha sirdoonka iyo wadaagga xogta si looga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13307,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13308,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13306\/revisions\/13308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}