{"id":13339,"date":"2026-07-29T08:03:31","date_gmt":"2026-07-29T08:03:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13339"},"modified":"2026-07-29T08:03:31","modified_gmt":"2026-07-29T08:03:31","slug":"uganda-oo-martigelinaysa-shirka-madaxda-dalalka-ciidamada-usoo-diray-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13339","title":{"rendered":"Uganda oo martigelinaysa shirka Madaxda dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, July 29 2026 {CBB}<\/strong>Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Madaxda Dalalka Soomaaliya usoo diray ciidamada AUSSOM iyo Dowladda Federaalka si ay uga hadlaan Mustaqbalka howlgalkaan iyo culayska soo kordhay.<\/p>\n<p>Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya uuna kamid yahay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa saacado kahor gaaray Magaalada Kampala, waxaana maanta ilaa berri gelinka hore lagu wadaa in wufuud kale ay tagaan Uganda.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Shirka guud ee u furmaya Madaxda dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya waxaa dhinac socda kulamo gaargaar ah oo mas\u2019uuliyiintu yeelanayaan si ay uga fakiraan baaqa wadajirka ah ay ku wajihi doonnaan culayska dhaqaale ee AUSSOM soo wajahay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay madasha la tagi doonno baaq ku saabsan in la taageero ciidamada ammaanka iyo la dardargeliyo howlgallo ballaaran oo ciidamadu ku qabsanayaan goobaha ay joogaan \u2018AS\u2019<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, July 29 2026 {CBB}Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda waxaa ka socda diyaargarowga shirka u dhaxeeya Madaxda Dalalka Soomaaliya usoo diray ciidamada AUSSOM iyo Dowladda Federaalka si ay uga hadlaan Mustaqbalka howlgalkaan iyo culayska soo kordhay. Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya uuna kamid yahay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa saacado kahor gaaray Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13340,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13341,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13339\/revisions\/13341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}