{"id":13353,"date":"2026-07-29T11:46:32","date_gmt":"2026-07-29T11:46:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13353"},"modified":"2026-07-29T11:46:32","modified_gmt":"2026-07-29T11:46:32","slug":"df-oo-si-adag-u-cambaareysay-weerarka-lagu-qaaday-masjidka-al-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13353","title":{"rendered":"DF oo si adag u cambaareysay weerarka lagu qaaday Masjidka Al-Aqsa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco, July 29 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duullaanka iyo jebinta xurmada Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus, kaddib markii mas\u2019uul Israa\u2019iili ah oo ay la socdeen kooxo xagjir ah iyo ciidamada ammaanka Israa\u2019iil ay galeen gudaha masjidka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in tallaabadan ay tahay xadgudub weyn oo ka dhan ah xurmada mid ka mid ah goobaha ugu barakeysan Islaamka, isla markaana ay meel ka dhac ku tahay dareenka Muslimiinta caalamka.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_10_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Soomaaliya, oo xubin ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa mar kale xaqiijisay taageeradeeda shacabka Falastiin iyo ilaalinta xaaladda taariikheed iyo sharci ee goobaha barakeysan ee ku yaalla magaalada Qudus.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Mogadishu city guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday beesha caalamka iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay ka hortagaan falalka noocan ah, isla markaana la hubiyo in cid kasta oo ku xadgudubta shuruucda caalamiga ah lala xisaabtamo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Soomaaliya waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada inay muujiyaan xasillooni, ayna raadiyaan wada-hadal dhab ah oo lagu gaaro nabad waarta oo ku saleysan shuruucda caalamiga ah iyo qaraarrada Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay garab taagan tahay shacabka Falastiin iyo rabitaankooda sharci ee ah inay yeeshaan dowlad madax-bannaan.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay mar kale taageertay xalka laba dowladood, iyadoo ku tilmaantay inuu yahay waddada ugu macquulsan ee lagu gaari karo nabad, amni iyo xasillooni waarta oo ka dhalata Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale ku celisay inay ka go\u2019an tahay ixtiraamka sharciga caalamiga ah, ilaalinta madaxbannaanida dhuleed iyo in khilaafaadka lagu xalliyo hab nabadeed.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-sca1\" class=\"trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_above-the-feed-premium-card-fp-delta pad-down above-the-feed-placement\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Injected 1\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_474355001\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_474355001\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_474355001\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined photoItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~2830454768684763336~~nJ_IJT9VdKCIPpJsyt3E0UyOOh9hL69ZvSRtw2BmjBAe79Ni-eBnd8iQ4KmvvX-QCoTT_IvWFG7RTbSa_z-XXttgrrjfTJOTJbLknqcoXZIup8r52yfBi7cpiBU3QjqZJmCd5demn28UG8fqnoca4RoTeIrt5sx_ydDi9n2STzGY_ofZkPm6W3xjE9889ZK0JIjAOFz9jBdzKmlzvZ4QsYIckfhQ-BM0WRkiaDy58exOTuyQu84fh4z_E-wVGoQznmwNcvsozAkdMyEE_nRBteWDR9QKDCQUaEFYUpGW4Nk\" data-item-title=\"She Was Everyone's Dream Girl In 90's, This Is Her Recently.\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/fb0d89c1e8f713df0343504a37f0c078.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco, July 29 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duullaanka iyo jebinta xurmada Masjidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus, kaddib markii mas\u2019uul Israa\u2019iili ah oo ay la socdeen kooxo xagjir ah iyo ciidamada ammaanka Israa\u2019iil ay galeen gudaha masjidka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in tallaabadan ay tahay xadgudub weyn oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13354,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13353"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13356,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13353\/revisions\/13356"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}