{"id":13387,"date":"2026-08-01T07:07:32","date_gmt":"2026-08-01T07:07:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13387"},"modified":"2026-08-02T07:09:23","modified_gmt":"2026-08-02T07:09:23","slug":"maxay-kawada-hadleen-madaxweynaha-somaliland-taliyaha-ciidamada-hawl-gallada-gaarka-ah-ee-maraykanka-ee-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13387","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Somaliland &#038;Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabdi 1 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istaraatiiji ah la yeeshay Major General Claude K. Tudor Jr. oo ah Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika (Special Operations Commander of Africa- SOCAFRICA) iyo wefti ballaaranoo uu hoggaaminayo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ugu horrayn Major General Claude K. Tudor iyo weftiga ballaadhan ee uu hoggaaminayey uga mahad naqay booqashada ay ku yimaadeen Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nKulanka waxa si qoto dheer loogu lafa-guray xoojinta iskaashiga amniga, gaar ahaan sugidda amniga Badda Cas, Gacanka Cadmeed iyo guud ahaanba amniga iyo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu tilmaamay in Somaliland ay tahay maamulka ugu muhiimsan marka la eego ilaalinta amniga Marin-biyoodka gobolka (Badda Cas, Bab Al-Mandab iyo Gacanka Cadmeed) iyada oo leh in ka badan 850 km oo xeeb ah oo ku teedsan mid ka mid ah marin-biyoodada ugu muhiimsan adduunka. Waxa uu xusay in amniga Xeebaha Somaliland uu yahay qayb ka mid ah amniga Gobolka iyo kan Caalamkaba.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu hoosta ka xarriiqay in aan Somaliland indhaha laga lalin karin, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in cid kasta oo danaynaysa iskaashiga amni ee Xeebaha Somaliland ay si toos ah ula shaqayso kalana hadasho Jamhuuriyadda Somaliland.<br \/>\nMadaxweynuhu waxa kale oo uu xaqiijiyey in Somaliland ay tahay dal muddo ka badan 35 sano nabad ah, xasilloon, leh hay\u2019ado Dawli ah oo dhisan iyo hannaan siyaasadeed oo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabdi 1 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istaraatiiji ah la yeeshay Major General Claude K. Tudor Jr. oo ah Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika (Special Operations Commander of Africa- SOCAFRICA) iyo wefti ballaaranoo uu hoggaaminayo. Madaxweynaha ayaa ugu horrayn Major General Claude [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13388,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13387"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13389,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13387\/revisions\/13389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}