{"id":13390,"date":"2026-08-01T07:09:36","date_gmt":"2026-08-01T07:09:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13390"},"modified":"2026-08-02T07:10:36","modified_gmt":"2026-08-02T07:10:36","slug":"taliyaha-qeybta-1-aad-ee-gorgor-oo-kormeerka-ku-tagay-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13390","title":{"rendered":"Taliyaha Qeybta 1-aad ee Gorgor oo Kormeerka ku tagay Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabdi 1 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, G\/Sare Saahid Jaamac Jaamac Faarax, ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee bariga gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa waxaa si diirran halkaasi ugu soo dhaweeyay Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Qeybta 1-aad ee Gorgor iyo saraakiisha guutada.<\/p>\n<p>Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd u kuurgalka xaaladda amniga degmada, la kulanka saraakiisha iyo ciidamada ku sugan halkaasi, iyo dhiirigelinta ciidamada ee gudashada waajibaadkooda qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabdi 1 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, G\/Sare Saahid Jaamac Jaamac Faarax, ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee bariga gobolka Galgaduud. Taliyaha ayaa waxaa si diirran halkaasi ugu soo dhaweeyay Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Qeybta 1-aad ee Gorgor iyo saraakiisha guutada. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13391,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13390","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13390","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13390"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13390\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13392,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13390\/revisions\/13392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13391"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13390"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13390"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13390"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}