{"id":13403,"date":"2026-08-02T07:25:43","date_gmt":"2026-08-02T07:25:43","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13403"},"modified":"2026-08-02T07:25:43","modified_gmt":"2026-08-02T07:25:43","slug":"ammaanka-laascaanood-oo-la-adkeeyay-iyo-rw-xamsa-oo-tagaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13403","title":{"rendered":"Ammaanka Laascaanood oo la adkeeyay iyo RW Xamsa oo tagaya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 2 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>R\/wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta tagaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoona si weyn loo adkeeyay ammmaanka magaalada.<\/p>\n<p>Ciidamada badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu daadiyay wadooyinka magaalada Laascaanood, kuwaasi oo sugaya amniga wafdiga R\/wasaaraha Soomaaliya<\/p>\n<p>R\/wasaaraha Soomaaliya ayaa Laascaanood u tagayo furista Talis cusub oo uu yeelanayo ciidamada xoogga dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu la kulmi doonaa madaxda maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasaaradda Amniga ee maamulka Waqooyi Bari ayaa ku wargelisay shacabka ku nool magaalada Laascaanood In maanta ay magaalada soo gaari doonaan wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay ayaa shacabka loogu baaqay inay si nabad ah uga qayb qaataan soo dhoweynta wafdiga, isla markaana ay ilaaliyaan amniga, kala dambeynta iyo xasilloonida magaalada inta uu socdo booqashada.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Sidoo kale, shacabka ayaa lagu adkeeyay inay u hoggaansamaan awaamiirta hay\u2019adaha amniga, la shaqeeyaan ciidamada amniga, isla markaana muujiyaan masuuliyad iyo wadajir si ay booqashadu ugu dhacdo jawi nabdoon.<\/p>\n<p>Dhanka kale laamaha ammaanka ayaa mamnuucday in hub lagu dhex Sito gudaha magaalada Laascaanood inta uu wafdiga ku sugan yahay magaalada.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 2 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}R\/wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta tagaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoona si weyn loo adkeeyay ammmaanka magaalada. Ciidamada badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu daadiyay wadooyinka magaalada Laascaanood, kuwaasi oo sugaya amniga wafdiga R\/wasaaraha Soomaaliya R\/wasaaraha Soomaaliya ayaa Laascaanood u tagayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13404,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13403"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13405,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13403\/revisions\/13405"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}