{"id":13416,"date":"2026-08-03T07:30:51","date_gmt":"2026-08-03T07:30:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13416"},"modified":"2026-08-03T07:30:51","modified_gmt":"2026-08-03T07:30:51","slug":"rw-xamsa-oo-laascaanood-kula-kulmay-qaar-kamid-ah-bulshada-magaaladaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13416","title":{"rendered":"RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 3 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Gobolka Sool isaga oo kala hadlay arrimo dhowr ah.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre oo ay dhinac fadhiyaan mas\u2019uuliyiin heer Federaal ah iyo kuwa Maamulka Waqooyi Bari ayaa dhagaystay talooyinka dadkii uu la kulmay isaga oo bogaadiyay nabadgalyada deegaannada Maamulkaas.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Muddada uu Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi uu joogayo Deegaannada Maamulka Waqooyi Bari waxa uu la kulmayaa mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulkaas, Duubabka Dhaqanka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 3 Agoosto\u00a0 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Gobolka Sool isaga oo kala hadlay arrimo dhowr ah. Xamsa Cabdi Barre oo ay dhinac fadhiyaan mas\u2019uuliyiin heer Federaal ah iyo kuwa Maamulka Waqooyi Bari ayaa dhagaystay talooyinka dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13417,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13416"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13419,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13416\/revisions\/13419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}