{"id":13431,"date":"2026-08-03T18:12:55","date_gmt":"2026-08-03T18:12:55","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13431"},"modified":"2026-08-03T18:12:55","modified_gmt":"2026-08-03T18:12:55","slug":"shirka-khubarada-militari-ee-dalalka-taageera-hawlgalka-midowga-afrika-ee-xasillinta-soomaaliya-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13431","title":{"rendered":"Shirka Khubarada Militari ee dalalka taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Xasillinta Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 3 Augsto 2026 {CBB}<\/strong>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Khubarada Militari ee dalalka taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo gogol-xaar u ah Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirka ayaa lagu falanqeeyay diyaarinta qorshe hawleed lagu dardargelinayo hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, xoojinta wadaagista xogaha sirdoonka iyo isku-duwidda ciidamada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Qorshaha ay diyaariyeen khubarada ayaa loo gudbin doonaa Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca si ay u ansixiyaan, iyadoo la doonayo in lagu xoojiyo amniga, xasilloonida iyo dadaallada lagu ciribtirayo argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 3 Augsto 2026 {CBB}Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Khubarada Militari ee dalalka taageera Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo gogol-xaar u ah Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca. &nbsp; Shirka ayaa lagu falanqeeyay diyaarinta qorshe hawleed lagu dardargelinayo hawlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, xoojinta wadaagista xogaha sirdoonka iyo isku-duwidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13432,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13431"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13431\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13433,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13431\/revisions\/13433"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}