{"id":13434,"date":"2026-08-03T18:15:36","date_gmt":"2026-08-03T18:15:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13434"},"modified":"2026-08-03T18:15:36","modified_gmt":"2026-08-03T18:15:36","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-soomaaliya-oo-ku-qaabilay-safiirka-indonesia-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13434","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya oo ku qaabilay Safiirka Indonesia u fadhiya Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 3 Augsto 2026 {CBB<\/strong>}Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u fadhiya Soomaaliya, Danjire T.B.H. Witjaksono Adji.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, kalluumeysiga, dhaqaalaha buluugga ah, iyo fursadaha lagu ballaarinayo iskaashiga laba geesoodka ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa uga mahadceliyey Dowladda Indonesia wadashaqaynta iyo xiriirka kobcaya ee ay la leeyihiin Soomaaliya, isagoo adkeeyey sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go\u2019an tahay xoojinta iskaashiga iyo kor u qaadidda xiriirka saaxiibtinimo ee u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 3 Augsto 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Indonesia u fadhiya Soomaaliya, Danjire T.B.H. Witjaksono Adji. &nbsp; Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada waxbarashada, kalluumeysiga, dhaqaalaha buluugga ah, iyo fursadaha lagu ballaarinayo iskaashiga laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13435,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13434","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13434","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13434"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13434\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13436,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13434\/revisions\/13436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13435"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13434"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13434"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13434"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}