{"id":1344,"date":"2024-11-12T06:57:07","date_gmt":"2024-11-12T06:57:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1344"},"modified":"2024-11-12T06:57:54","modified_gmt":"2024-11-12T06:57:54","slug":"degmada-afgooye-oo-laga-furay-xafiiska-shahaadooyinka-gobolka-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1344","title":{"rendered":"Degmada Afgooye Oo Laga Furay Xafiiska Shahaadooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 12, Nov 2024 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shaqeyneysa in Ardayda deegaanadooda ay ku helaan adeegyada Wasaaradda ayaa Degmada Afgooye ka furtey Xafiiska Shahaadooyinka Gobolka Shabellaha Hoose.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed ibrahim Barre iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Fadal Abdullahi Mursal oo ay wehliyaan kormeeraha guud iyo gudoonka Waxbarashada Gobolka, Maamulka Degmada Afgooye iyo Kan Deegaanka Lafoole ayaa ka qeybgalay Xarig Jarka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Xafiiskan ayaa lagu bixin doonaa Shahaadooyinka guud ahaan Gobolka Shabellaha Hoose, Waxa uuna meesha ka Saari doonaa in Shahaadooyinka loo doonto Magaalada mogadisho oo markii hore loo aadi jiray.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 12, Nov 2024 {CBB}Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed oo ka shaqeyneysa in Ardayda deegaanadooda ay ku helaan adeegyada Wasaaradda ayaa Degmada Afgooye ka furtey Xafiiska Shahaadooyinka Gobolka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed ibrahim Barre iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Fadal Abdullahi Mursal oo ay wehliyaan kormeeraha guud iyo gudoonka Waxbarashada Gobolka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1345,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1347,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1344\/revisions\/1347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}