{"id":13448,"date":"2026-08-03T18:34:19","date_gmt":"2026-08-03T18:34:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13448"},"modified":"2026-08-03T18:34:19","modified_gmt":"2026-08-03T18:34:19","slug":"maxay-tahay-farriinta-uu-bulshada-u-diray-rw-ku-xigeen-jibriil-oo-celiyay-baasaboorka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13448","title":{"rendered":"Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 3 Augsto 2026 {CBB<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada iyo baasaboorkii dalka Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ku qabtay gudaha Safaaradda Kenya ee Soomaaliya ayuu ku sheegay in ay jiraan duruufo soo cusboonaday oo sababay inuu iska celiyo Baasaboorka Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa tilmaamay in hadda uu ku kalsoonyahay Baasaboorka Soomaaliga ah, isagoo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cQofkasta oo Soomaali waxaan ugu baaqayaa inuu iska celiyo Baasaboorada dalalka kale oo uu ku kalsoonaado midka dalkiisa\u201d ayuu yiri Jibriil.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadalka Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ayaa soo aadaya xilli dhawaan laga soo celiyay magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya, isagoo wata Baasaboorka dalkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weli Dowladda Kenya kama hadlin dhacdada lagu soo celiyay Ra\u2019iiusl wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka, Jibriil Cabdirashiid iyo Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Soomaaliya, Abshir Bukhaari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 3 Augsto 2026 {CBBRa\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada iyo baasaboorkii dalka Kenya. &nbsp; Shir jaraa\u2019id oo uu Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka ku qabtay gudaha Safaaradda Kenya ee Soomaaliya ayuu ku sheegay in ay jiraan duruufo soo cusboonaday oo sababay inuu iska celiyo Baasaboorka Kenya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13449,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13450,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13448\/revisions\/13450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}