{"id":13461,"date":"2026-08-05T16:15:16","date_gmt":"2026-08-05T16:15:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13461"},"modified":"2026-08-06T16:16:58","modified_gmt":"2026-08-06T16:16:58","slug":"13461","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13461","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Paskistan oo kala saxeexday heshiis difaac"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\"><strong>Arbaco\/5\/ August 2026 {<\/strong><strong>CBB}<\/strong>Waddamda Pakistan iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada difaaca iyo amniga, isla markaana lagu horumarinayo awoodaha millitariga. EastAfrica News<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heshiiskan is-afgaradka ah lagu saxiixay magaalada Islamabad, maalintii Talaadada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Difaaca Pakistan, Khawaja Asif, ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiiskaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\/5\/ August 2026 {CBB}Waddamda Pakistan iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyada difaaca iyo amniga, isla markaana lagu horumarinayo awoodaha millitariga. EastAfrica News War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heshiiskan is-afgaradka ah lagu saxiixay magaalada Islamabad, maalintii Talaadada. &nbsp; Wasiirka Difaaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13462,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13461"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13464,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13461\/revisions\/13464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}