{"id":13531,"date":"2026-08-09T11:49:30","date_gmt":"2026-08-09T11:49:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13531"},"modified":"2026-08-10T11:54:56","modified_gmt":"2026-08-10T11:54:56","slug":"koofur-afrika-oo-sheegtay-in-ay-dib-u-celisay-ajaanib-sharci-darro-ku-joogtay-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13531","title":{"rendered":"Koofur Afrika oo sheegtay in ay dib u celisay Ajaanib sharci darro ku joogtay Dalkaas."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 9 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Koofur Afrika ayaa sheegtay in ay Dalkeeda ka saartay 77,184 qof oo ajaanib ah isla markaana aan haysan dukumentiyo sharci ah sida hadalka loo dhigay.Time &amp; Calendars<\/p>\n<p>Howlgalka dib u celinta Dadkaas ayaa soo billowday 3 Agoosto ee sannadkaan 2026 balse ma shaacin dalalka ay kasoo kala jeedaan.<\/p>\n<p>Koofur Afrika ayaa ku goodisay in ay sii wadayso howlgallada ka dhanka ah Dadka sharci darrada ku jooga Dalkeeda oo kacdoon culus oo ka dhan ah haatan wajahaya.<\/p>\n<p>Waxaa jira warar sheegaya in dhowr dal oo Afrikaan ah ay Dadkooda kala baxeen Koofur Afrika kaddib markii ay kordheen boobka iyo beegsiga is dhinac socda ee lagu hayo dadkooda.<\/p>\n<p>Xukuumadda Koofur Afrika ayaa ka gaabstay shaacinta liiska dadkaas maadaama aan la caddayn karin in ay tiradaan ku dartay dadkaas ay la baxeen Dowladahooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koofur Afrika, Cyril Ramaphosa oo dhawaan ka hadlay kacdoonka dadkiisa ee ka dhanka ah Soogalootiga ayaa sheegay in ay dib u celin doonnaan Ajaanibta aan haysan sharciga Dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 9 Aug 2026 {CBB}Dowladda Koofur Afrika ayaa sheegtay in ay Dalkeeda ka saartay 77,184 qof oo ajaanib ah isla markaana aan haysan dukumentiyo sharci ah sida hadalka loo dhigay.Time &amp; Calendars Howlgalka dib u celinta Dadkaas ayaa soo billowday 3 Agoosto ee sannadkaan 2026 balse ma shaacin dalalka ay kasoo kala jeedaan. Koofur Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13532,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13533,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13531\/revisions\/13533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}