{"id":13537,"date":"2026-08-09T11:56:10","date_gmt":"2026-08-09T11:56:10","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13537"},"modified":"2026-08-10T11:56:57","modified_gmt":"2026-08-10T11:56:57","slug":"maraykanka-oo-shacabka-jabuuti-uga-digay-in-ay-ka-feejignaadaan-diyaarad-militari-oo-cillad-ku-timid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13537","title":{"rendered":"Maraykanka oo Shacabka Jabuuti uga digay in ay ka feejignaadaan diyaarad Militari oo cillad ku timid"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 9 Aug 2026 {CBB}<\/strong>War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Dadka loogu wargeliyay in ay feejignaan ka muujiyaan Diyaarad Militari oo hawada dalkaas ku jirta iyada oo cillad ku timid sida warkaas kooban lagu sheegay.Time &amp; Calendars<\/p>\n<p>Safaaradda Maraykanka ee Jabuuti ma bixin xog intaas dheer sida nooca diyaaradda, Dadka la socda, sababta keentay ciladda iyo halka ay sida rasmiga ah ugu wajahan tahay si dadka halkaas deggen uga guuraan ama uga fogaadaan.<\/p>\n<p>Chabelley airbase waa saldhig ciidamada Maraykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ku sugan ay adeegsadaan, waana marinka ugu muhiimsan ee isku xirka howlgallada Washington ee Geeska Afrika sida xogaha la helayo ay muujinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 9 Aug 2026 {CBB}War kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Dadka loogu wargeliyay in ay feejignaan ka muujiyaan Diyaarad Militari oo hawada dalkaas ku jirta iyada oo cillad ku timid sida warkaas kooban lagu sheegay.Time &amp; Calendars Safaaradda Maraykanka ee Jabuuti ma bixin xog intaas dheer sida nooca diyaaradda, Dadka la socda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13538,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-13537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13540,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13537\/revisions\/13540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}