{"id":13548,"date":"2026-08-09T11:59:19","date_gmt":"2026-08-09T11:59:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13548"},"modified":"2026-08-10T12:00:01","modified_gmt":"2026-08-10T12:00:01","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-gaadiid-dagaal-oo-hor-leh-kala-soo-dagtay-dakadda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13548","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo gaadiid dagaal oo Hor leh kala soo dagtay Dakadda Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 9 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaadiid dagaal kala soo fagtay Dakadda Magaalada Muqdisho sida lagu arkay muqaalo lagu baahiyay Baraha Bulshada ay soomaalida ku xariirto.<\/p>\n<p>Muuqaalo laga soo duubay Dekada Muqdisho ayaa muujinaya gaadiid dagaal oo laga soo dajiyay Dekada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gaadiid ayaa ah nuuca BMC K\u0130RP\u0130 oo horay Turkigu dhowr xabo u siiyay ciidanka Gorgor ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa muudooyinkii dambe xoojisay taageerada ciidamada Soomaaliya waxaana hada dalkeeda ku sugan taliyaha Milatariga oo maanta u safary iyo taliyaha Lugta oo horay howlo shaqo ugu joogay dalkaas.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu xafiiska imaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud waxaa xoogeystay xiriirka turkiga kala dhaxeeyo Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 9 Aug 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaadiid dagaal kala soo fagtay Dakadda Magaalada Muqdisho sida lagu arkay muqaalo lagu baahiyay Baraha Bulshada ay soomaalida ku xariirto. Muuqaalo laga soo duubay Dekada Muqdisho ayaa muujinaya gaadiid dagaal oo laga soo dajiyay Dekada Muqdisho. Gaadiid ayaa ah nuuca BMC K\u0130RP\u0130 oo horay Turkigu dhowr xabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13549,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13548","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13548"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13550,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13548\/revisions\/13550"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}