{"id":13576,"date":"2026-08-10T12:13:13","date_gmt":"2026-08-10T12:13:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13576"},"modified":"2026-08-10T12:13:13","modified_gmt":"2026-08-10T12:13:13","slug":"xafiiska-hantidhowrka-oo-soo-bandhigay-baaris-sanadeedka-uu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13576","title":{"rendered":"Xafiiska Hantidhowrka oo soo bandhigay Baaris sanadeedka uu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 10 Aug 2026 {CBB}<\/strong>Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa maanta soo bandhigay Baaris sannadeedka uu sameeyay iyo natiijada kasoo baxday isaga oo baaray 22 hay\u2019adood isla markaana lagu ogaaday miisaaniyadda hay\u2019adahaas la baaray, tan Dowladda iyo Khaladaadka dhacay.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Dhanka Mashaariicda ay maalgeliyeen deeq-bixiyaasha ayaa Warbixintaan lagu sheegay in ay tahay 30 mashruuc, 22 kamid ah waa Bangiga Adduunka, 7 kale waxaa maalgeliyay Bangiga Horumarinta Afrika halka mashruuca soo haray uu yahay sanduuqa horumarinta Beeraha.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Digital news access\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xafiiska Hantidhowrka ayaa sheegay in miisaaniyadda Hay\u2019adaha la baaray ay u dhiganto 60.1% iyada oo lacagtaas ay tahay $821,996,254 halka wadarta miisaaniyadda Dowladdu tahay $1,359,714,328 waxaana khaladaadka la ogaaday uu yahay 66.<\/p>\n<p>59% Hay\u2019adaha maray Baarista uu sameeyay Hantidhowrka Qaranka waxa uu sheegay in aysan raacin habraacyada guddiyada qandaraasyada iyo qorshaha iibka.<\/p>\n<p>53% Hay\u2019adaha maray Baarista Xafiiska Hantidhowrka waxaa la shaaciyay in uusan marin habraacyada xulashada adeeg-bixiyeyaasha iyo la-taliyeyaasha. Halka 46% Hay\u2019adaha maray Baaristaan aanay dhisin guddiyada dallacsiinta, abaalmarinta iyo anshaxa.<\/p>\n<p>Gunaaanadka waxa uu Xafiiska Hantidhworka Qaranka uu xusay in 50% Hay\u2019adaha maray baaristooda sannadlaha ah aanay howlgelin baaraha gudaha ah sida lagu sheegay warbixintaan uu maanta soo bandhigay hantidhowrku.<\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhowrka \u00a0Qaranka ayaa sheegay in uu talooyin ku saabsan khataraha &amp; sida looga hortagi karo uu siiyay Maamulka Hay\u2019adaha ku shaqada leh baaristaan sida lagu xusay Warbixin sannadeedka uu soosaaray.<\/p>\n<p><strong>Baarista Xafiiska Hantidhowrka Qaranka Soomaaliya ayaa Warbixintiisa diiradda ku saaray<\/strong>:<\/p>\n<p>1-Warbixinta sannadlaha ee Baarista u hoggaansanaanta sharciga<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Africans &amp; Diaspora\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Africans &amp; Diaspora<\/div>\n<p>2-Warbixinta dabagalka nidaamka Diiwaangelinta Ganacsiga Soomaaliya (SBRS)<\/p>\n<p>3-Warbixinta Baarista nidaamka Macluumaadka Maaraynta Waxbarashada Sare (HEMIS)<\/p>\n<p>4-Warbixinta Baarista Nidaamka Macluumaadka Khayraatka Aadanaha\u00a0 (NCSC HRIS)<\/p>\n<p>5-Warbixinta isku-dhafka ah ee dabagalka fulinta talooyinka Hantidhowrka sannadka 2025<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfill-optimized\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\">\n<div class=\"google-aiuf\" data-google-ad-efd=\"true\">\n<div class=\"goog-rentries\">\n<div class=\"google-anno-skip goog-rentry\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia political analysis\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>6-Warbixinta Dabagalka nidaamka Maamulka Maaliyadda Soomaaliya (SFMIS)<\/p>\n<p>Hantidhowraha guud ee Qaranka, Avv Axmed Ciise Guutaale ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay sannadkii 2025 ay deeq ahaan u heshay 6,555,000 shinadood oo agab caafimaad ah iyo 9 gaadiid kaddib baaris uu sameeyay Xafiiska<\/p>\n<p>Sidoo kale Guutaale waxa uu xusay in 2024 Dowladda Federaalka Soomaaliya ay heshay deeq gaareysa 3,125,402 shixnadood oo ah agab Caafimaad, 55,324.65 tan oo ah raashin, 1,207 teendho iyo 105 gaadiid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 10 Aug 2026 {CBB}Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa maanta soo bandhigay Baaris sannadeedka uu sameeyay iyo natiijada kasoo baxday isaga oo baaray 22 hay\u2019adood isla markaana lagu ogaaday miisaaniyadda hay\u2019adahaas la baaray, tan Dowladda iyo Khaladaadka dhacay. Dhanka Mashaariicda ay maalgeliyeen deeq-bixiyaasha ayaa Warbixintaan lagu sheegay in ay tahay 30 mashruuc, 22 kamid ah waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13577,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13578,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13576\/revisions\/13578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}