{"id":13630,"date":"2026-08-11T09:23:09","date_gmt":"2026-08-11T09:23:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13630"},"modified":"2026-08-11T09:23:09","modified_gmt":"2026-08-11T09:23:09","slug":"wadahadallada-dowladda-mucaaradka-oo-dib-u-billaabanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13630","title":{"rendered":"Wadahadallada Dowladda &#038; Mucaaradka oo dib u billaabanaya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 11 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ay dhexdhexaadinta ka tahay Beesha Caalamka ayaa dib u billaabanaya todobaadka soo socda iyada oo weli ay taagan yihiin doodaha la xiriira nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Astronomy\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo saddex dhinac ah ayaa ku kala qaybsan nooca doorasho iyo qaabka ay u qabsoomayso iyaga oo horay ugu gudbiyay Wakiillada Beesha Caalamka ee dhexdhexaadinta ka dhex sameeyay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxaa kulanka todobaadka dambe horraantiisa qabsoomaya lagu soo bandhigayaa nooca doorasho ee Beesha Caalamku garatay in ay dhici karto maadaama Dowladda iyo Mucaaradku ay ku kala qaybsameen go\u2019aan ka gaaristeeda.<\/p>\n<p>Wadahadalladii ugu dambeeyay ee Dowladda Federaalka iyo xubnaha Mucaaradka oo isugu jira Golaha Mustaqbalka, Nabad iyo Nolol &amp; Midnimo Qaran waxa ay ku gudbiyeen doorashada ay la tahay in ay dalka ka dhici karto.<\/p>\n<p>Wararka Codka Baay iyo Bakool ay heleyso ayaa sheegaya in Beesha Caalamka ay qorsheysay doorasho ka duwan kuwa ay gudbiyeen Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka iyada oo aan la shaacin sida ay noqon doonto &amp; waqtiga lagu beegi doonno.<\/p>\n<p>Xubnaha Beesha Caalamka ee dhexdhexaadinta wada ayaa la kulmay Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyaga oo kawada hadlay arrimaha la xiriira Doorashooyinka Dalka ka dhici kara iyo sida ay u noqon karaan kuwo dhinacyada is haya ugu kalsoonaan karaan shaqada guddigaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 11 Aog 2026 {CBB}Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo ay dhexdhexaadinta ka tahay Beesha Caalamka ayaa dib u billaabanaya todobaadka soo socda iyada oo weli ay taagan yihiin doodaha la xiriira nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa. Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo saddex dhinac ah ayaa ku kala qaybsan nooca doorasho iyo qaabka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13631,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13632,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13630\/revisions\/13632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}