{"id":13650,"date":"2026-08-12T08:35:57","date_gmt":"2026-08-12T08:35:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13650"},"modified":"2026-08-12T08:36:14","modified_gmt":"2026-08-12T08:36:14","slug":"eufa-super-cup-oo-markii-ugu-horraysay-caawa-uu-dhexdhexaadin-doonno-garsoore-aan-u-dhalanyurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13650","title":{"rendered":"EUFA Super Cup oo markii ugu horraysay caawa uu dhexdhexaadin doonno Garsoore aan u dhalanYurub"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Koobka EUFA Super Cup oo ah mid la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaysta Horyaalka Qaaradda Yurub ee EUFA CHAMPIONS LEAGUE iyo UEFA EUROPE LEAGUE ayaa tan iyo markii la billaabay koobkaan waxaa markii ugu horraysay dhexdhexaadin doonna Garsoore u dhashay meel Yurub ka baxsan.Astronomy<\/p>\n<p>Kulankaan waxaa caawa dhexdhexaadinaya Garsooraha heerka Caalami una diiwaangashan Hay\u2019adda FIFA waa Cumar Cabdulqaadir Cartan oo horraantii June 2026 laga hor istaagay in uu galo Dalka Maraykanka oo kamid ahaa martigeliyaashii Koobka Aduunka maadaama uu kamid ahaa Garsooreyaasha loo soo xulay.<\/p>\n<p>Cumar Cartan waxa uu isku qorayaa diiwaanka Garsoorihii ugu horreeyay ee ka baxsan Yurub ee qabta Fiinaalka EUFA Super Cup waana taariikh aanay u diiwaangelin Garsooreyaal kale oo kasoo jeeda Dalal kala duwan oo xitaa qaarkood kasoo muuqday Koobkii Adduunka 2026 ee bishii hore lasoo gabagabeeyay.<\/p>\n<p>Xamaasadda Kulanka u dhaxeeya PSG VS ASTON VILLA waxaa ka hadal hayn batay Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, marka la eego bogagga hore ee Warbaahinta Caalamka oo aad loo hadal hayo Garsoorahaan oo ah kan ugu fiican xiligaan Qaaradda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}Koobka EUFA Super Cup oo ah mid la dhex dhigo Kooxaha ku kala guullaysta Horyaalka Qaaradda Yurub ee EUFA CHAMPIONS LEAGUE iyo UEFA EUROPE LEAGUE ayaa tan iyo markii la billaabay koobkaan waxaa markii ugu horraysay dhexdhexaadin doonna Garsoore u dhashay meel Yurub ka baxsan.Astronomy Kulankaan waxaa caawa dhexdhexaadinaya Garsooraha heerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13634,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[25,1],"tags":[],"class_list":["post-13650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ciyaaraha","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13651,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13650\/revisions\/13651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}