{"id":13661,"date":"2026-08-12T08:57:48","date_gmt":"2026-08-12T08:57:48","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13661"},"modified":"2026-08-12T08:57:48","modified_gmt":"2026-08-12T08:57:48","slug":"suxufiyiinta-aqalka-cad-oo-shirqool-ku-tilmaamay-in-trump-laga-reebay-diyaaraddii-uu-la-raacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13661","title":{"rendered":"Suxufiyiinta Aqalka Cad oo Shirqool ku tilmaamay in Trump laga reebay diyaaraddii uu la raacay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Suxufiyiinta ku qoran soo gudbinta xogaha iyo wararka Aqalka Cad ee Maraykanka oo dib ka maqlay warbixinnada sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu ka degay si qarsoodi ah diyaaraddii ay ku ogaayeen in uu saaran yahay ka carooday ficilkaas.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Trying Calendar Apps\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<p>Waxa ay ku doodeen in la shirqoolay xitaa haddii la beegsan lahaa diyaaraddaas maadaama arrimo amni darteed looga saaray Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump isaga oo lagu qaaday mid kamid ah Gaadiidka cuntooyinka diyaaradaha u geeya ee Turkiga.<\/p>\n<p>Sheekadaan oo saacado kahor bannaanka usoo baxday ayaa dhalisay hadal-hayn culus iyo muran isu baddeli karo dacwado ku biya shuban kara Maxkamad mar haddii ay ku doodayaan in ogaysiis la\u2019aan looga reebay Trump balse iyagu lagu qaaday diyaaradda.<\/p>\n<p>Donald Trump oo aad uga cabsanaya beegsiga Iiraan ayaa horay u sheegay in uusan dhayalsan Karin hanjabaadda Tehran, waxa uu wax badan ka baddelay qorshihiisa safarka meelaha ka baxsan Dalkiisa Maraykanka si aan looga faa\u2019iidsaysan.<\/p>\n<p>Trump oo lagu ogaa in uu raacay diyaaradda Air Force One ayaa Turkiga uga baxay Diyaarad kale oo Militari oo ah C-32A oo xitaa laga reebay in ay waqti ahaan ka daba duusho diyaaraddii uu ka haray si looga baaqsado beegsiga laga cabsaday.<\/p>\n<p>Waa uu ku qasbanaaday mar haddii fariimo dhinaca amniga ah uu helay, waxaa dhanka kale sheeko kartoon ah laga sameeyay muuqaalka Donald Trump oo dhexda ka fadhiya gaari nooca Khudaarta u geeya Diyaaradaha waxaana ka dhashay falcelin dhinaca Bulshada ah.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Leasing Commercial Aircraft\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}Suxufiyiinta ku qoran soo gudbinta xogaha iyo wararka Aqalka Cad ee Maraykanka oo dib ka maqlay warbixinnada sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu ka degay si qarsoodi ah diyaaraddii ay ku ogaayeen in uu saaran yahay ka carooday ficilkaas. Waxa ay ku doodeen in la shirqoolay xitaa haddii la beegsan lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13662,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13661","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13663,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13661\/revisions\/13663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13662"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}