{"id":13664,"date":"2026-08-12T09:06:58","date_gmt":"2026-08-12T09:06:58","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13664"},"modified":"2026-08-12T09:13:07","modified_gmt":"2026-08-12T09:13:07","slug":"wasiir-sate-oo-guddoomiye-cusub-u-magacaabay-degmada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=13664","title":{"rendered":"WASIIR SATE OO GUDDOOMIYE CUSUB U MAGACAABAY DEGMADA BAYDHABO"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}<\/strong>Baydhabo, 12 Agoosto 2026: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), ayaa Mudane <strong>Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay<\/strong> u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maamulka degmada, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta howlaha dowladda hoose.<\/p>\n<p class=\"isSelectedEnd\">Wasiir Sate ayaa Guddoomiyaha cusub u rajeeyay inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday, isagoo mudnaanta siinaya adeegyada bulshada, horumarinta magaalada iyo wada shaqeynta bulshada.<\/p>\n<p>Mudane Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay ayaa xilkan kala wareegaya maamulka hore, isagoo ballanqaaday inuu si wanaagsan u gudan doono masuuliyadda loo igmaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-13668\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/1111-235x300.jpg\" alt=\"\" width=\"235\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/1111-235x300.jpg 235w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/1111-329x420.jpg 329w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2026\/08\/1111.jpg 491w\" sizes=\"auto, (max-width: 235px) 100vw, 235px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 12 Aog 2026 {CBB}Baydhabo, 12 Agoosto 2026: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Gobaleedka\u00a0 Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), ayaa Mudane Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada Baydhabo. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maamulka degmada, horumarinta adeegyada bulshada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":13665,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13664","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13664"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13669,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13664\/revisions\/13669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/13665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}